Wasiir Samaale oo ka hadlay Shuruudaha uu ku aqbalay in uu Muuse Biixi uga hadho Guddoomiye-nimada KULMIYE iyo rejada uu ka qabo Hankiisa Madaxtinimo
HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa hoosta ka xariiqay in fagaaraha Ragga immika shaaciyey damacooda iyo kuwo kale oo soo...
Maxbuus Soomaali ah oo Dacwad ku Oogay Sirdoonka Maraykanka oo Jidh-dil ugu geystay Xabsi ku yaala Jabuuti
NEW YORK (SLpost)- Nin asalkiisu Soomaali yahay balse haysta dhalashada dalka Ingiriiska, ayaa ka mid noqday Cambaareyn iyo dacwado heer Caalami ah oo Ciidamada...
Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Aragtiyo Is-khilaafsan ka bixiyey Kulankii Madaxweyne Siilaanyo iyo dhiggiisa Somalia ku dhexmaray Djibouti
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa aragtiyo kala duwan ka...
Xilal Loo magacaabay Siyaasiyiin Dhowaan ku biiray Xisbiga WADDANI
HARGEYSA (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WAddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa wax ka beddel ku sameeyey xilalka sar-sare ee Xisbiga, waxaanu...
“Way naga go’an tahay (Xukuumadda) waxaad rabtaan (Shacabka) ee ah gooni-isu-taaggiinna, midnimadiinna, madax-bannaanidiina inaanu ka shaqayno”
HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in ujeeddada kulanka ay wada-hadallada ku yeesheen madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya ee magaalada...
DAAWO Sawirrada Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii wada-hadallada Somaliya kaga Qayb-galay Djibouti oo dalka ku soo laabtay
HARGEYSA (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ayaa ka soo degay Maanta garoonka Diyaaraha ee Egal...
Suldaanka Guud ee Somaliland oo Taageeray Go’aankii Guddiga Horumarinta iyo Salaadiinta Sacad Muuse Murrashaxnimada ugu Xuleen Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa taageeray, soona dhaweeyey go’aankii dhawaan guddiga horumarinta ee shirkii Hoodaale iyo salaadiinta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

