HomeNuxurka war-murtiyeed Heshiishyo Cusub ku jiraan oo ka soo baxay Kulan Madaxweynayaasha...

Nuxurka war-murtiyeed Heshiishyo Cusub ku jiraan oo ka soo baxay Kulan Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya ku yeesheen Djibouti

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

B5YNHsKIMAA1b8CDjibouti (SLpost)- Shir maanta magaalada Djibouti ee ku dhex-maray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan nuxurka waxyaabaha ay labada madaxweyne ka wada-hadleen.

Labada madaxweyne ee Somaliland iyo Somalia oo shalay gaadhay magaalada Djibouti, ayaa ilaa xalay kulamo kala duwan kulahaa Hotelka Kambesti, halkaas oo maantana kulankoodii ugu horreeyey ee labada madaxweyne si fool-ka-fool ah ugu yeeshaan laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban Lix qodob oo ay ku saxeexan yihiin labada madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaaliya.

War-murtiyeedkan oo ay ku jiraan qodobbo aan hore uga mid ahayn heshiishyadii lagu gaadhay shirarkii wada-hadallada ee labada waddan ku dhexmarya dalalka Turkiga, Ingiriiska iyo Imaaraadka Carabta, ayaa lagu go’aamiyey in dawladda Jabuuti laga qayb-geliyo wada-hadallada labada waddan.

HALKAN KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA KA SOO BAXAY KULANKA LABADA MADAXWEYNE

B5YNHsKIMAA1b8C

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories