Xisbiga Waddani oo Xaflad soo-dhawayn ah u sameeyey Taageerayaal Cusub oo ku biiray (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa munaasibad soo dhawayn ah u sameeyey taageerayaal cusub oo sheegay inay si rasmi ah ugu biireen...
Madaxweyne Siilaanyo oo Dhaqan-geliyey Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa digreeto uu maanta soo saaray ku dhaqan-geliyey Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo dhowaan Golaha Wakiilladu u...
Isku Soo Bixi Ugu Weynaa Ee Lagu Taageero Musharaxnimada Madaxweynaha Ee Wasiirrada Maaliyadda Iyo Arrimaha Dibadda Oo Hargeysa Ka Dhacay & Miisaanka Weedhihii Madax-dhaqameedka
Hargeysa (SLpost) - Isku soo baxii ugu weynaa ee lagu taageero Musharaxnimada Madaxwayne ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis...
Baaqaygu waa habarooran Aakhiro – W/Q: Guuleed Cumar Madar (Q.2aad)
Waan ku ogahay! waad daashay, waad dhibtootay , waxa aad ka murugaysantahay toloow maalinta gabgabada aduunka maxaad alle(S.W.T) kala kulmi ,Ilaahay(S.W.T) waxa uu jecelyahay...
Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay Go’aankii Madax-dhaqameedka SACAD MUUSE kalsoonida ku siiyeen iyo Kulankii Jabuuti ku dhexmaray Siilaanyo iyo Xasan Sheekh
Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay ka hadlay go’aan madax-dhaqameedka iyo Guddiga horumarinta Beeshiisa Sacad Muuse ugu go’aamiyeen...
Ilmo aan dhibcayn – W/Q: Cabdicasiis Ibraahin Ciise {Daacad}
Noloshu waa halgan Aqoontu waa hub Qalinku waa hooto. --- Hoodo Ayaan ---- Nolosha ku siisa ladnaanta iyo liibaantu, haku siiso laciifnimada iyo lee-leelka adduunyo. Maalin walba waxa...
Dawladda Itoobiya oo sheegtay inay weyday Caddeymo muujinaya Malleeshiyo-beeleedyo Suldaan Wabar ku urursanayo gudaha Dalkeeda
HARGEYSA (SLpost)- Dawladda Federaalka ah ee Itoobiya, ayaa sheegtay inaanay jirin caddeymo muujinaya Ciidan-beeleedyo la sheegay inuu gudaha dalka Itoobiya ku urursanayo Suldaan Abibakar...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

