Samo-talis Xaaji Cabdi Waraabe: Hogaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Jamhuuriyadda Somaliland – Qalinkii Khadar Ali Hussein [Shiine].
Akhriste, Qormaddan waxaan kaga hadlaynaa Samo-talis Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf oo ah oday dhaqameedka ugu da'da weyn guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland. Same-talis Xaaji Cabdikariim...
Xukuumaddu Ciidamada Dalka Dirays Sannadle ah Ha Ugu Darto Miisaaniyadda Qaranka – W/Q: Mowliid Aadan Cumar
Ujeeddada qormadani ma aha mid faalo badan iyo buunbuunin ka turjumaysa ee waa talo soo jeedin dastuuri ah oo ku jihaysan xukuumadda uu hogaamiyaha...
Waddadii Baadi-doonka Aqoonsiga – W/Q: Xamse Baashe Muxumed
In kasta oo aqoonsi yahaya garasho ama garwaaqsasho, khuseeyana xaalad , iyo in dadku sida ay u kala maskax badanyihiin, indheer garadsanyihiin, xogogaalsanyihiin wax...
Dunida Oo Idil Labeenta Iyo Indhaha Bulshadu Waa Wax-Soo Saarka Hooyada,….Marwada Iyo Macallimadda Noloshuna Waa Hooyada! – W/Q: Mohamoud Areb Abdi (Sabuub)
Bal aan markale xulo badwaynta qorraalada waliba dhinaca bulshada , maqaalkeenana waxaan maanta ku xasuusan doona hooyada bal qadar daqiiqada ah aan maanka iyo...
Wax Ka Baro Taariikh-faneedka Fanaankii Weynaa Cabdilaahi Axmed Xirsi (Wigic) Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa – (Qaybta 4-aad)
Gu’gii 1977-kii, markii uu xornimada qaatay dalka Jabuuti, waxa uu Wigic u baqoolay dalka Qadar. Mar aan fanaanka waydiiyey mudadii uu Qadar joogay wax...
Waa Immisa Wasiirrada Shaqaalaha U Ah Xisbul Xaakimka Kulmiye? – W/Q: Mawliid Aadan Cumar
Hadallada masuuliyiinta qaarkood markay xafladaha iyo shirarka jaraa'id ka hadlayaan waxaad moodaa inay la hadlayaan dad maxaabiis dagaal ah oo dal kale u dhashay...
Muxuu Wasiir Samaale ka yidhi Go’aamadii Golaha Guurtidu ku xalisay Khilaafkii Kala qaybiyey Golaha Wakiillada?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa ka hadlay Xalka laga gaadhay khilaafkii Golaha Wakiillada u kala qaybiyey labada garab...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

