Monthly Archives: November, 2014

spot_imgspot_img

“Meel walbana waa ka ammaanaysaan (Guurtida), guddoomiyahoodiina waa Xun yahay, Cidina idinka rumaysan mayso”

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa iska foogeyey eedo mucaaradku ugu jeediyeen muddo-kordhin uu Golihiisa Dhexdiisa uga ololeynayo xukuumadda...

Madaxda Qaranka oo Madaxweynaha ka tacsiyeeyay Geerida Walaalkii Marxuum Jamaac Maxamed Maxamuud

HARGEYSA (SLpost)- Madaxda Qaranka Somaliland oo isugu jira masuuliyiinta Goleyaasha Guurtida, Wakiillada, Xukuumadda iyo hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Siyaasadda, ayaa madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud...

MEHER WACAN: Maxamed Xaaji Ibrahim Axmed Guleed (Qurbaawi) Iyo Raxma Maxamed Aadan

Aabo Xaaji Ibrahim Axmed Guleed (Qurbaawi), Ayayoo Maryan Mubariig, Gudomiyaha Hayada Shaqalaha Nuux Sh. Muse Ducale iyo Xaaskisa iyo Carurtisa, Habo Ifrax Maxamud Ali,...

QISO DHAB AH: Suldaankii Suuliga Ka Baadhay Wasiirka! – W/Q: Kamaal Sh Ismail Adem

Murti ayaa tidhaahda Aadame la aragyaa dhib la aragyaa. Waa qiso cajiib ah oo ku dhacday Nin Suldaan ka mid ah salaadiinta Somaliland ,...

“Xukuumaddani waxay Caydh ka tahay Cadaaladda, hodan-na waxay ku tahay Dulmiga” – CALI GURAY

“Cabdilaahi cukuse waxaan leeyahay waaryaa Saaxiibka Xukuumaddu waa Bisha oo saddex ahe, intii suuqa ha isa seegina” Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID...

Dhul-gariir Xooggan oo saamayntiisa laga dareemay Gobollada Galbeebka Somaliland

Borama/Wajaale (SLpost)- Dhul-gariir xooggan, ayaa Cawaysinkii caawa laga dareemay magaalada Boorama ee xarunta gobolka, waxaanu argaggax ku abuuray badi dadweynaha ku dhaqan magaaladaas oo...

Tacsi Guddoomiyaha Kulmiye u diray Qoyskii, qaraabadii iyo Axsaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Cali Quulle Warsame

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img