HomeSamo-talis Xaaji Cabdi Waraabe: Hogaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Jamhuuriyadda Somaliland - Qalinkii...

Samo-talis Xaaji Cabdi Waraabe: Hogaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Jamhuuriyadda Somaliland – Qalinkii Khadar Ali Hussein [Shiine].

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

xaaji cabdiAkhriste, Qormaddan waxaan kaga hadlaynaa Samo-talis Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf [Cabdi-waraabe] oo ah oday dhaqameedka ugu da’da weyn guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland.

Same-talis Xaaji Cabdikariim Xuseen waxa uu Somaliland ugu jiraa meelaha ay ugu jiraan dalalkooda raga ay ka mid yihiin Aayatulaa Cali Khumayni oo ah hogaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iiraan oo isagu iska leh go’aanka ugu dambeeya ee dalkiisa laga fulinayo. Nesal Mandella oo marka laga yimaado ahaa Geesigii Qaaradda Afrika wuu dalkiisa Koonfur Afrika aan la gaadhi jirin wax go’aan ah oo aanu ogayn Mandella.

Haddaba waxaan shacabka reer Somaliland oo dhami aad uga wada dharegsan yihiin halka uu ugu jiro Same-talis Xaaji Cabdikariim Xuseen, isagoo ah shakhsi ku caan-baxay ka shaqaynta maslaxadda ummadda, adkaynta nabadgaliyadda iyo ilaalinta qaranimadda Somaliland oo uu ka mid ahaa ragii dhidibadda u taagay yagleelinteeda 1991-kii markii gooni-isu-taageeda lagaga dhawaaqay magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Same-talis Xaaji Cabdikariim Xuseen, ayaa isagu ah shakhsiga loo la noqdo go’aanka marka ay murugto xaaladda guud ee dalku, isagoo markii-ba ku guuleysta xalinta khilaaf kasta oo wax u dhimi lahaa nabadgalyadda iyo guud ahaan qaranimadda Somaliland. Iyadoo go’aankiisa aanay jiri Karin cid diidi karta. Waana Duco-yaalka dalka maadaama oo uu yahay Oday dhaqameedka dalka ugu da’da weyn, isagoo waligiina ku caan ahaa samo-talisnimada, isku soo jiidida ummadda iyo ka shaqaynta walaalaynta dadkiisa. Alle cimriga ha u dheereeyo waa nuurka ay Somaliland eegato.

Same-talis Xaaji Cabdikariim Xuseen, ayaa in badan ku guuleystay xalinta khilaafka siyaasi ee dalka ka qarxa. Iyadoo ay ugu dambaysay labadii khilaaf ee Golaha Wakiiladda oo dalka meel halis ah gaadhsiiyey. Isagoo mar kastana si waayeelnimo ah u dhameeyey dhammaan khilaaf-yaddaas. Markaa waxaanu leenahay Alle cimriga ha u dheereeyo waa nuurka ay Somaliland eegato. Hogaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Somaliland. Iyadoo guud ahaan shacabka Somaliland oo dhanina ay dugsadaan muuqaalkiisa Alle nagama bixiyee

Khadar Ali Hussein [Shiine].

Mobile: 00252-63-4405090

khadarshiine012@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories