HomeXukuumaddu Ciidamada Dalka Dirays Sannadle ah Ha Ugu Darto Miisaaniyadda Qaranka –...

Xukuumaddu Ciidamada Dalka Dirays Sannadle ah Ha Ugu Darto Miisaaniyadda Qaranka – W/Q: Mowliid Aadan Cumar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Mowliid Aadan CumarUjeeddada qormadani ma aha mid faalo badan iyo buunbuunin ka turjumaysa ee waa talo soo jeedin dastuuri ah oo ku jihaysan xukuumadda uu hogaamiyaha ka yahay madaxweynaha qaranka somaliland Md. Axmed Max’ed (Siilaanyo).

Sidaasi awgeed waxan madaxweynaha iyo golaha xukuumada u soo jeedinayaa inay qiimeyaan qorshaha miisaaniyadana ugu daraan guud ahaan ciidamada dalka in sanadkiiba mar lagu qalabeeyo Dirays iyo Kabo waxanan sigaar ah ugu gudbinayaa talo soojeedin taydan wasaaradaha ku shaqada leh ciidamada dalka oo kala ah, Wasaarada Gaashandhiga, Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Wasaarada Cadaalada,

sidaasi darteed waxan leeyahay masuuliyiinta wasaaradahaasi bal dhugta oo hoos u eega Darajda Aradan ee ciidamadeenu xidhanyihiin bal qiimeeya inta sano ee hal dirays iyo kabo uu xidhnaan karo askarigu hadaba anigoon ujeedo, cambaarayn iyo guluf kale midna aan u jeedinayn Talisyada iyo wasaaradaha ay hoos yimaaddaan ciidamadu.

Waxaan leeyahay xaqiiqadu waxa weeye qof kasta oo muwaadin ah ha ahaado masuul ama shicib, waxa ka dhexeeya ee aynu wadaagnaa waa dawladnimada, dawladnimaduna waxay ku dhisan tahay waa ciidamada dalka sidaasi awgeed qormadan daryeelka agabka ciidamada waxan ku soo koobayaa haday tahay gole xukuumadeed iyo madaxweyne qaran waa waajib dastuuri ah in sanadkasta loo qorsheeyo ciidamada dirays iyo kabo Hadii ALLE Yidhaa.

 

WA BILLAAHI TAWFIIQ

BY: Mowliid Aadan Cumar, Hargeysa

TEL: 0634410898

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories