Horjooge Isku Hayn Kariwayey 80 Xildhibaan Malagu Aamini Karaa Hogaanka Dalka.
C/raxmaan Maxamed C/laahi oo loo yaqaan ciro waxaa uu waxbarashada Dugsiga sare kaga baxay Iskuulka Shiiikh, waxaana markii danbe ka mid ahaa Basaasiintii Xamar...
‘Sidee Ayay Ku Soo Bixi Karaan Musharxiinta Doorashooyinka Golaha Wakiiilada Ee Beelaha Gabooye?’
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato, marka hore waxa aan salaamayaa dhammaan warbaahinta xorta ah ee reer somaliland iyo akhristayaasha sharafta badan iyo dhammaan bulsho weynta...
DAAWO SAWIRRADA 28 Qof oo Kooxda Al-Shabaab ku Dishay Gudaha Kenya iyo Qaabkii Weerarku u dhacay
Nairobi (SLpost)- Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha dalkaasi Soomaaliya, ayaa sheegay masuuliyadda weerar shalay subaxnimadii gudaha dalka Kenya loogu geystay dad shacab, kaas...
Maxaa Wasiir Xirsi ka Qabsaday Duullaankii Cabdicasiis Cali Barre iyo Abaartii 1974-kii Ku Dhufatay Gobollada Bariga Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka sheekeeyey dhacdooyin noloshiisa saamayn taban ku yeeshay oo aan xusuustiisa ka...
Hal-abuur Sannad ka dib Saaxiibkii uga garaabay Suugaan uu ku dhaliilay Xukuumadda Siilaanyo iyo Gabay uu ugu jawaabay
Gabaygan oo loogu wan-qalay DOOBIR, waxa curiyey Hal-abuur Dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Shiine CigeBaar. Waxa uu gabaygiisani jawaab u yahay Gabay la magac-baxay...
Garabka Muxaafidka ee Shir-guddoonka Wakiillada iyo Dareenkii ay ku aqbaleen Go’aamadii Dhex-dhexaadinta Guurtida
Hargeysa (SLpost)- Guddi Golaha Guurtidu u xil-saaray dhex-dhexaadinta Khilaaf Golaha Wakiillada ka soo laba-kacleeyey Sabtidii toddobaadkii hore, ayaa shalay Sabtidii soo saaray go’aamo ay...
Sideebuu Guddoomiye Cirro ku qaabilay Go’aanka Golaha Guurtida maanta ku soo Af-jartay Khilaafkii Golaha Wakiillada?
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo khudbad ka jeediyey kulan wada-jir ah oo Baarlamaanka Somaliland ku yeesheen xarunta Golaha Guurtida,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

