Xisbiga WADDANI Oo Munaasibad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Masuuliyiin Xilal ka soo Qabtay Xukuumadda Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa maanta Munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah u sameeyey masuuliyiin xilal cul culus uga soo qabtay...
Hoggaanka iyo xubno ka tirsan Ururuka Dhalinyarada JIIDALI oo ciidamada Ammaanku caawa Xabsiga u taxaabeen
Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliska Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa Xabsiga u taxaabay Xubbno ka tirsan Ururka lagu magacaabo Jiidali oo ah Urur dhallinyaro oo...
Madaxweyne Siilaanyo oo dhagax-dhigay Wejiga Labaad ee Dhismaha Waddada Laamiga ah ee Isku-xidha Hargeysa iyo Berbera (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta dhagax-dhigay wejiga labaad ee Waddada Laamiga ah ee Isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo...
Budhcad Soomaali la shaqaysata Maafiyada Talyaaniga oo bilaabay inay ka Ganacsadaan Madaxyada Tahriibayaasha iyo Magacyada Laba Wiil oo shir-qool loo maleegay ku geeriyooday
ATHENS (SLpost)- Budhcad ka ganacsata Muhaajiriinta u socdaalaysa Qaaradda Yurub, gaar ahaan kuwa Soomaalida ah, ayaa ka dillaacday waddamada Koonfurta iyo Bariga Qaaraddaas, kuwaas...
Marwada Madaxweynaha oo Furtay Kulan lagu gorfeeyey Dabargoynta Gudniinka Fircooniga iyo Guurka Hablaha aan qaangaadhka ahayn
HARGEYSA (SLpost)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamuud JIrde (Aamina-Waris), ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furtay Kulan-hawleed lagu lafo-guray sidii wax looga qaban...
‘Qori-maayo Reer Dheddig, Ogolaan-na Maayo Sida Ay Xukuumaddu Jeceshahay’ – FAALLO by Wariye Mustafe-Janaale
Xukuumaddu ha iska deyso war-wareega oo ha ogolaato inay ka jawaabto su’aalaha umaddu jawaabtooda tabayso, Somaliland aad ayaa looga cawdaa Saxaafadda, waxa si weyn loogu...
“Waan dhunkanayaa cagaha hooyaday, maxaa yeelay udgoonkii jannada ayaan ka helayaa, hooyonimaddu waa dareen gaar ah”
Istanbul (SLpost)- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inaanay dumarka iyo Raggu sinnayn, isla markaana si weyn u dhaliilay ololeyaal ku saabsan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

