Maareeyaha Hay’adda Xidhiidhka Raashinka S/land Oo Sheegay Inay WFP Ku Qanciyeen Inay Beeralayda Dalka Ka Iibsato Cuntadda Waddaniga Ah Ee Ay Soo Saaran
Gabiley (SLpost)- Maareeyaha Hay'adda Xidhhiidhinta Raashinka Somaliland Yuusuf Cismaan Garas oo uu weheliyo madaxa xafiiska hay'adda WFP ee Somaliland Mr. Achille Aka ayaa shalay...
Haweenay Soomaaliyeed oo si murugo leh uga warrantay Fawaaxish fool-xun oo Wiil Bilaa Dhaqan ahi kula Kacay
Minneapolis (SLpost)- Gabadh Soomaaliyeed oo Dhalinyaro, ayaa si qiiro leh uga warrantay arrin fawaaxish iyo Cadawtinnimo ah oo uu kula kacay Wiil Soomaaliyeed, ka...
Xubin ka mid ah Qoyska Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo Shan Qof oo kale ku dhaawacyo Shil-baabuur
Hargeysa (SLpost)- Lix qof oo uu ku jiro Wiil uu dhalay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ayaa dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen shil baabuur oo...
BRISTOL: Magacyada iyo Nooca Xukun lagu riday 14 Dhalinyaro Soomaali ah oo Kufsi-wadareed iyo Tacaddiyo ay geysteen lagu helay (DAAWO SAWIRRO)
Bristol (SLpost)- Afar iyo toban Dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool magaalada Bristol ee dalka UK, ayaa maanta maxkamad loo soo taagay dambiyo ah inay...
Badhasaabkii hore ee Togdheer oo madaxweyne Siilaanyo Xusuusiyey ballan ay isku ogaayeen Xilligii Doorashadii 2010
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) oo ka mid ah Siyaasiyiin xilal ka soo qabtay xukuumadda Kulmiye oo maanta...
Madaxweyne Siilaanyo oo Dawladda Japan ka codsaday Taageero Toos loo siiyo Xukuumaddiisa iyo inay ku soo biiraan Sanduuqa Horumarinta Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Safiir ku xigeenka Dawladda Japan u fadhiya Kenya...
Bannaan-baxyo Rabshado wata oo ka dhacy 13 magaalo oo Maraykanka ah
BOSTON (SLpost)- Magaalooyinka waaweyn ee dalka Maraykanka, waxa shalay ka dhacay bannaan-baxyo rabshado wata oo ay dhigeen dadweyne ka cadhaysan Xukun ka soo baxay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

