HomeMR. GUDDI IYO 2014! Q1aad - W/Q: Hamse Bashe Muhumed (H.shaadhey)

MR. GUDDI IYO 2014! Q1aad – W/Q: Hamse Bashe Muhumed (H.shaadhey)

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

hamse1Qalinka iyo buugu waa kuwo ka runsheega kalmada sida farshan’nimada leh u qoryaan, wakhti walibana waxa uu leeyahay xusuus iyo xigasho, waxay ahayd 1980 markii abwaan Cabdi iidaan faarax uu tiriyey gabaygii uu kaga qaybqaadanyey silsiladii Deelay ee abwaanada badani ka qaybqaateen, waxaana kamid ahaa gabaygiisa tixdan

 

“Adiguna Dameeroow

Dawankaaga qaadoo

Higso faraska Doolaal

Dani seeto weeyee

Daba soco ma gaadhide…..”

 

Xaaladaha is bedelaya ee ka jira wadankan aynu ku noolnahay waa kuwo Hadba isisoo tarya oo ku faafaya bulshada muwadiniinta ah ee ku dhaqan geyiga guud ahaan, Ogow oo Burburkii hore ee Dawladii somaliya, Waxyaabaha ugu badan ee keenay wax u badan oo dadka wax tixraacaan sheegeen in ay ahayd cadaalad daro iyo qabyaalad ka dhacaday wadanka gudihiisa, kaas oo uu garwadeen ka ahaa Maxamed siyaad bare, qabayaaladaasi waxay ahayd mid baahsan oo samayn xoogan ku yeelatay dadkii ku noolaa gayigan maanta barwaaqada iyo nabada ku naaloonaya ee Somaliland, Cadaalad daradaasi waa mid aan ku eekaan dadkii lugula kacay laakiin samaynteeda iyo waxyeeladeedu gaadhay Dadkii islahaa Waxabaad xoog ku maamuli kartaan, Taas oo ugu dambayntii keentay mida 20 sano ka jirtay geyiga koonfureed ee somalidu degto, Hadaba ogow oo in cadaalad darada iyo xaqdarada lugula kaco bulsho meel ku dhaqani ay suurto gal tahay ahna mid la hubo in cidhib dambe oo xun ku reebto dadkii ku kacay cadaalad daradaas.

Waxaa ka jira Somaliland tabashooyin badan oo xaga beelaha ah iyo kuwo shaqsiaydeed kuwaas oo Hadii aan si degdeg ah wax looga qaban keeni kara cawaaqib xumo ka dhalatay oo cidhibta dambe ka dhigi kara mid geyigan aynu ku noolnahay noqodo mid burbursan sida somaliyada koonfureed ee aynu jaarka nahayba haysata.

Gobolada Barri ee Somaliland waa kuwo madaxtooyada Somaliland iyo guud ahaan dalka laga jecelyahay in ay kamid noqdaan Somaliland dadkoodu sida dhulkuba Somaliland u yahay, halka kuwa galbeedna la rajaynayo iyagana sidaas oo kale, laakiin taasi maaha mid madaxtooyada Somaliland ka jirta waayo waa mid daah laga saaray bulshooyinkaa gobolada bari iyo kuwa galbeed ku dhaqan oo sidii cadaalada ahayd aan loo raacin, xaga horumarka iyo maamul daadajenta taas oo keentay dhibta maanta ka taagan, waxaan ka warqabnaa in reer awdal si xilkasnimo leh usoo magacaabeen odayaal kuwaas oo ka arimiya arinka mugdiga leh ee ka jira dalka ee u janjeedha qabyaalada, laakiin maamulkoodi waxa loo saaray wasiiro aan shaqo ku lahayn, ogow oo wasiiradu waa kuwii meel madow ku aansixiyey Khilaafkii dhawaan ka dhacay baliga diiriye guuleed ee sababay dhaawaca ciidanka, taasina waa mid aanay ka waantobin Madaxtooyadu, mida bulshadu la yaabantahay waa tan ah arin kasta oo dhaca in loo saaro wefti aan ahayn ehelkii arinkaas wax laga weydiin lahaa taas oo naanays u bixisay madaxtooyada iyo dawlada hada, (Dawladii Gudida), Ogow oo gudida la diraana maaha kuwo arin lugu farxo oo bulshadaas loo diray farxada geliya wax xaq iyo cadaalad ahna kasoo saara.

Hadaba maxay tani u dhacaysaa iyada oo la ogyahan waxyaabihii laga dhaxlay cadaalad daradii iyo qaxdaradii dawladii hore ee siyaad bare ee uu ku hayey bulshadan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories