Fadeexad: Wasaarada Duulista Hawada Iyo Agaasime Sir Uu Hayo Ku Magacaaban – W/Q: NaasirXasan Magan
Salaamu calaykum, dhammaan saxaafada madaxa banaan iyo akhristayaasha ku xidhanba Inkastoo musuqmaasuqa iyo qabyaaladuba ay xukuumadan siilaanyo ka noqdeen wax aan laga gaban ama masuulku...
Fanaaniinta Xiddigaha Geeska oo Sannadkan soo Bandhigay Heeso ka Duwan Kuwoodii hore (DAAWO)
Fannaaniinta XIDDIGAHA GEESKA, ayaa bandhig-faneedkoodii CIIDDA ee sannadkan ku soo bandhigay heeso ka duwan kuwii hore looga bartay oo inta badan Music-ga Casriga ah...
Arsense Wenger oo Weerar ku Hujuumay Tabobare aanu Waligii Ciyaar ka Guulaysan (DAAWO)
LONDON (SLpost)- Macalinka Kooxda Arsenal, Arsene Wenger ayaa weerar gacanta ah ku qaaday tababaraha Kooxda Chelsea aanu waligii ka guulaysan, iyada oo lagu gudo-jiro...
DAAWO Qaybta labaad ee Muuqaallo Cajiib ah oo laga soo Qaaday Xujaajta Gudanaysa Waajibaadka Xajka iyo Baytullaahi Xaram
Mecca (SLpost)- Waa Qaybta labaad ee Sawirrada laga soo qaaday Gudashadii Waajibaadka Xajka iyo Bilicda Dhimaha Baytullaahi Xaraam iyo Addoomihiisa Muslimiinta ah eek u...
DAAWO Bilicda Muuqaallo Cajiib ah oo laga soo Qaaday Baytullaahi Xaram iyo Xujaajta sannadkan Gudatay Waajibaadka Xajka
Mecca (SLpost)- Waxa maanta loo dabbaal-degay munaasibadda Ciidul-Adxa oo soo gebo-gabaysay gudashada Waajibaadka Xajka in ka badan 2 Milyan oo Muslimiinta Caalamka oo magaalada...
Sheekh Aadan-Siiro oo ka deyriyey Nidaam Isku-dul-noolaansho iyo Dabaqado regaadiyey Heerarka Nololeedka ee Shacabka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn oo Caasimadda Hargeysa, ayaa deyro ka muujiyey isbeddel ballaadhan oo...
Soo saarida khayraadka dalka sida macdanta iyo shidaalku waa tiir muhiim u ah dhaqaalaha dadka iyo dalka Somaliland
Waxaaa hubaal ah in uu ilaahay ku manaystay Somaliland khayraad kala gadisan sida xoolaha oo manta wakhtiga xajka malaayiin neef oo adhiyo iyo keel...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

