Xukuumadda Somaliland oo Markii u horeysay si Faahfaahsan uga hadashay Booqashdii Nicholas Kay ku yimi Dalka
Waxa ay Xukuumadda Somaliland Beenisay inay Danjire Nicholas Kay ka Wada-hadleen Arrimo Siyaasadeed iyo Inuu Xafiiskiisa UNSOM ka furto Hargeysa Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa...
Madaxweyne Siilaanyo oo Guddoomiye u magacaabay gobolka Cusub ee Xaysimo
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta Guddoomiye u magacaabay Gobolka Cusub ee Xaysimo oo madaxweynuhu dhowaan ku soo kordhiyey 12-kii...
Maayar Soltelco Wuxuu Ka Dhabeeyay “Hargeysoo Siraadan Waan Sugayey”
Dalka waxaa ka qabsoomay doorashooyinkii golayaasha deegaankaoo ahayd doorashadii ugu cuslayd ee dalka ka qabsoonta, waxaanaka qayb galay xisbiyo iyo ururo siyaasadeed. Waxa loo...
Wasiirka Caafimaadka oo ku Guulaystay La-taliye Fu’aad A. Cadde inuu ka soo Lad-qabeeyey Jidkii Xaabsade, Maantana Qado-sharaf loogu sameeyey Burco
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa ku guulaystay inuu soo maslaxo La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha gobollada Bariga dalka Fu’aad...
Magaca Marxuum Jaadle ahaan jiray oo Askari ka tirsan Ciidanka Qaranku caawa ku toogtay Duleedka magaalada Laascaanood
Laascaanood (SLpost)- Abbaaro 12:00 Caawa saacadda Geeska Afrika waxa kaantaroolka Woqooyi ee magaalada Laascaanood lagu dilay Marxuum la socday gaadhi Jaad siday oo ku...
Xannuun Astaamihiisu la mid yihiin Cudur-sidaha EBOLA oo Cabsi hor leh ku abuuray Galbeedka iyo Badhtamaha Afrika iyo Tirada Dadka u dhintay
Kinshasa (SLpost)- Xannuun noociisa la garan-waayey, ayaa 13 qof ku dilay deegaamada Woqooyi-galbeedka waddanka Congo oo ku yaala Badhtamaha Qaaradda Afrika, sida uu sheegay...
Maayarka Gabiley oo ka hadlay Go’aanka Wasiirka Arrimaha guduhu ku fasaxay Fadhiyada Xilalka lagaga Qaadi Karo Maayarrada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Duqa magaalada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Mooshin la sheegay inay Mudanayaasha Golaha Deegaanka Degmadaasi xilka kaga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

