HomeMaayarka Gabiley oo ka hadlay Go'aanka Wasiirka Arrimaha guduhu ku fasaxay Fadhiyada...

Maayarka Gabiley oo ka hadlay Go’aanka Wasiirka Arrimaha guduhu ku fasaxay Fadhiyada Xilalka lagaga Qaadi Karo Maayarrada Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Duqa magaalada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Mooshin la sheegay inay Mudanayaasha Golaha Deegaanka Degmadaasi xilka kaga qaadayaan isaga iyo ku-xigeenkiisa, tan iyo markii Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland u fasaxday Golayaasha Deegaanka dalku inay yeelan karaan fadhiyo aan caadi ahayn oo ay ku ridi karaan Maayerradooda toddobaadkii hore.

Maayarka Gabiley oo ka hadlay Go’aanka Wasiirka Arrimaha guduhu ku fasaxay Fadhiyada Xilalka lagaga Qaadi Karo Maayarrada DalkaWaxaanu Maayerka degmada Gabiley ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmadaasi ku dooday inay Sharci tahay in Mooshin ay abaabuli karaan Xildhibaannada Golaha Deegaanku isla markaana xilka kaga qaadi karaan Maamulkooda, Masuuliyiin cusub-na dooran karaan, isla markaana aanu wixii sifo sharci ah loo maro waxba ka qabin. Waxaanu Maayerka Gabiley sidaa ku sheegay mar ay maanta Weriyeyaashu su’aalo ka weydiiyeen arrimahaas iyo kuwo kale, ka dib markii uu ka soo baxay kulan uu la yeeshay Guddiga ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada oo Xaruntooda Hargeysa ugu yeedhay.

“Maanta waxaan hor-imi oo ii yeedhay Guddiga ilaalinta ama daryeelka Hantida Qaranka u qaabbilsan Golaha Wakiillada Somaliland, xog-waraysi ballaadhan baannu yeelannay, runtii waan ku faraxsanahay inaan hor-tago oo aannu wax is-weydiinno, wax badan ka wadahadalno, is-afgarad-na ku soo gebo-gaboobo. Inay wax badan naga caawin doonaanna ay noo ballan-qaadeen Gole ahaan.” Sidaa ayuu yidih Duqa Degmada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories