Cabdiweli Faarax Jaamhiir: Haldoor ka Baxay Saxaafadda Somaliland (Shakhsiyadda iyo taariikhnololeedka Marxuumka oo kooban)
Hargeysa (SLpost)- Allaah ha u naxariistee Suxufigii weynaa ee Cabdiwali Faarax Jaambiir, ayaa galabta ku oo ay bishi tahay 6-da bisha 8-aad ee sannadka...
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo bilowday Kulamo ay Hay’adaha Dawladda kula faaqidayso ku-tal-galka Miisaaniyadda 2015-ka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa shalay kulan bilowga u ah lafo-gurka miisaaniyad-sannadkeeda 2015 la qaatay masuuliyiinta qaar ka...
Mid ka mid ah Waddamada Ugu Faca-wayn Qaaradda Yurub oo Cunaqabatayn ku soo rogay Israel
Israel oo 161 Masaajid ku burburisay Gaza London (SLpost)- Waxa isa soo taraya cadaadisyada Caalamiga ah ee dawladda Yuhuudda kaga imanaya waddamo badan oo xidhiidh...
Cadaadiska Xukuumaddu ku hayso Kooxda Xiddigaha Geesku saameyn ma ku yeelan doontaa Xoriyada Fanka? Faallo – Wariye: Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)
Abwaanka Xiddigaha Geeska, Hogaamiyaha Koox-fanneedka sanadahan dambe aadka u soo baxay ee Xasan Dhuxul Laab-saalax, ayaa cambaareeyay qaabkii Telefishanka Caalamiga ah ee UNIVERSAL u...
Urur-goboleedka IGAD oo markii u horeysay ka hadlay Mawqifka ay ka aamisan yihiin Wada-hadallada Somaliland iyo Somaliya
Hargeysa (SLpost)- Urur-goboleedka IGAD, ayaa markii u horeysay ka hadlay mawqifkooda ku aaddan wada-hadallada ay dawladda Turkigu dhex-dhexaadinayso ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Ergayga...
Xisbiyada Siyaasadda Somaliland oo Rejo Fiican ka muujiyey Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada
Hargeysa (SLpost)- Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland iyo Guddiga Doorashooyinka, ayaa ka-wada hadlay doorashooyinka madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo la filayo dabayaaqada sannadka dambe...
Faysal Cali Waraabe oo Markii u horreysay ka Hadlay Wiil uu dhalay oo Ku Biiray Kooxda ISIS ee ka dagaalanta Iraq iyo Syria (DAAWO...
HARGEYSA (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa Xaqiijiyey in mid ka mid ah Carruurtiisa oo ku noolaa waddanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

