HomeXisbiyada Siyaasadda Somaliland oo Rejo Fiican ka muujiyey Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada

Xisbiyada Siyaasadda Somaliland oo Rejo Fiican ka muujiyey Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland iyo Guddiga Doorashooyinka, ayaa ka-wada hadlay doorashooyinka madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo la filayo dabayaaqada sannadka dambe inay ka qabsoomaan dalka, waxaanay si gaar ah uga wada-hadleen diiwaan-gelin tijaabo oo laga fuliyey dalka.

Guddiga Doorashooyinka Qaranku kama hadal ujeeddada kulanka ay isugu yeedheen Madaxda Xisbiyada qaranka, haseyeeshee masuuliyiinta axsaabta qaranka oo markii kulankaasi dhammaaday la hadlay warbaabinta, ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyey natiijada warbixin guddigu ka soo saareen diiwaangelin tijaabo ah oo bishii lixaad ee sannadkan laga qabtay laba goobood oo ka mid ah gobollada Awdal iyo Gabiley, taas oo ay sheegeen in lagu guulaystay isla markaana wakhtigan lagu gudo-jiro diyaar-garowga sidii wakhtiga loo muddeeyey oo ku beegan bisha sagaalaad ee sannadkan dalka looga qaban lahaa diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka soo socda.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories