Monthly Archives: August, 2014

spot_imgspot_img

Somaliland: Sharci loo samaynayo Xawaaladaha dalka oo lagu soo bandhigay kulan ballaadhan oo madaxda dawladda, Baanka Adduunka iyo masuuliyiinta shirkadaha

Hargeysa (SLpost)- Bangiga Dhexe ee Somaliland, ayaa soo diyaariyey xeer lagu dhaqayo xawaaladaha lacagaha la isugu diro ee dalka ka shaqeeya, kaasoo barlamaanka loo...

Aqoontu Waa Iftiinka Nolosha

Aqoonyahan (CAALIM) waa ALLAH (swt), Aqoon iyo Garashoo dhammina RABBI bay u sugnaatay. Aqoontu waa iftiinka nolosha. Aqoontu waxay bishaa Karaamada iyo Sharafta qofka,...

Waxay Bareen Waddadii Dagaalka! – Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)

Waxay ahayd maalintii ciidda soon-fur ee aynu soo dhaafnay. Waxa aanu ku sugnayn mid ka mid ah hudheelada Hargeysa. Si kedis ah waxay indhahaygu...

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo la kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudiga

Riyadh (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Xaaji Cali iyo waftigii i uu hogaaminayo oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa dalka Sucuudiga,...

‘Aniga oo ah Boobe Yuusuf Ducaale, waxaan halkan tacsi uga irayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Cabdi-weli Faarax Jaambiir’

Aniga oo ah Boobe Yuusuf Ducaale, waxaan halkan tacsi uga irayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Cabdi-weli Faarax Jaambiir. Waxa kale oo aan ka...

TACSI Geerida ku timi Maareeyihii Wargeyska Ogaal, Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir

Weriye-C/laahi Xuseen Darwiish Weriye-Maxamuud Maxamed (Sarraaf) Weriye-Cali Aadan Daahir Weriye-Yuusuf Cabdi Xasan Weriye-C/risaaq X. Axmed (Tukubo) Weriye-Maxamuud Axmed Cali (Xaaji) Weriye-Maxamed Bakayle Weriye-C/risaaq Yuusuf (Terra) Weriye-Asma Jaamac Maxamed Weriye-Jaabbir Siciid Weriye-Axmed Cali Beeyo Weriye-C/qaadir Axmed...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay doorkii uu saxaafadda ku lahaa Maareeyihii Wargeyska Ogaal Cabdiweli Faarax Jaambiir oo galabta ku geeriyooday Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa Bahweynta Saxaafadda Somaliland, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay ka tacsiyadeeyey Maareeyihii Wargeyska Madaxa Bannaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img