Monthly Archives: August, 2014

spot_imgspot_img

Fashilaad ka soo fool-leh Ballan-qaad ay Xukuumadda Somaliland u samaysay dadkeeda sannadkan soo gudanaya Waajibaadka Xajka

Keebaa Rumoobi Ballan-qaadyada Somaliland iyo Soomaaliya ay mid waliba ku sheegtay in Baasaaboorkeeda Xujaajta reer Somaliland ku tegi doonaan Xajka? Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa...

Prof Gees oo taxarihiisa DHARAARO XUSUUSTOOD ku soo qaatay ISHAARO Madaxweyne Cigaal ku iftiimiyey in Rayaale iyo Siilaanyo Xilalka uga dambayn doonaan

Hargeysa (SLpost)- Prof Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah Aqoonyahanka dalka ee Xilalka ka soo qabtay Xukuumadihii Somaliland, isla markaana inta badan waayo-aragnimadiisa...

HARGEYSA: Baaxadda Ganaax iyo Xadhig lagu riday Nin Raashin Wakhtigiisu Dhacay ka iibiyey Dad Barokacayaal ah

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Degmada Hargeysa, ayaa xukun xadhig iyo ganaax ah ku riday nin ka shaqayn jiray iibinta raashinka waqtiga isticmaalkiisu dhammaaday oo si...

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay Hab-dhaqanka Dibin-daabyooyin hay’adaha Qaramada Midoobay ku hayaan ee Soomaaliya

Minneapolis (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa markii u horeysay ka hadlay hab-dhaqannada hay’adaha Qaramada Midoobay iyo bulshada caalamku u marin-habaabiyaan baahiyaadka...

Boqortooyada Sucuudiga oo Maal-gashi Beeraha iyo Kalluumaysiga ah ka hirgelinaysa dalal Somaliland ka mid tahay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xasan, ayaa iftiimiyey qorshe dawladda Sucuudigu ku doonayso maal-geshi dhinacyada Beeraha, Xoolaha iyo Kalluumaysiga ah...

Maraykanka oo markii u horeysay Luuqad Qallafsan kula hadlay Ruushka iyo xaaladda oo faraha ka sii baxaysa

WASHINGTON (SLpost)- Dawladda Maraykanka, ayaa hanjabaad daan-daansi u muuqata u jeediyey dawladd Ruusha oo ay uga digtay inay qalalaasaha bani’aadamnimo ee ka taagan dalka...

Ujeeddada Kulan Dhexmaray Wasiirka Maaliyadda iyo Guddiga Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, kaas oo guddiga doorashooyinku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img