Monthly Archives: August, 2014

spot_imgspot_img

Lughaya: Gurmad la Gaadhsiiyey Beeralayda Deegaanka Gar-gaara oo Fatahaadaha Dooxyadu waxyeello gaadhsiiyeen Dalaggooda

Borama (SLpost)- Deegaanka Gar-gaara oo ka tirsan degmada Lughaya ee gobolka Awdal, ayaa maanta la gaadhsiiyey qalab lagu hakamaynayo Fatahaado dooxyada deegaanka maraa ay...

Abwaan Cashuur oo tiriyey Gabay uu kaga hadlayo Muddo-dhaafka Golaha Wakiillada iyo wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya (DHEGAYSO)

Gabaygan oo Maanta oo taariikhdu tahay 11 August 2014 soo baxay, waxaa Tiriyay Cabdiraxmaan Cumar Cashuur (Baadi Doon). Waxa uu ka hadlayaa Mudo dhaafka...

Hoggaanka Xisbiga Kulmiye oo Sharci-darro ku tilmaamay Heshiis ay Axsaabta Mucaaradka iyo Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashigu si wada-jir ah si wada-jir ah ugu dhawaaqeen

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa duray, isla markaana sharci-darro iyo siyaasad-xumo ku tilmaamay qodobbada heshiis ay Axaddii toddobaadkan Huteel...

Madaxweyne Siilaanyo oo Marti-qaad Is-laab-xaadhasho iyo Taageero-doon ah ku Qaabilay Wasiirkiisii hore ee Ganacsiga

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa marti-qaad u fidiyey Wasiirkii hore ee wasaaaradda Ganacsiga iyo Maal-gashiga Caalamiga ah Dr Maxamed...

Burco: Siddeed Askari oo Xabsiga loo taxaabay, Xaaladda oo Cakiran iyo Fadeexado dul-hoganaya Dawladda Hoose

Burco (SLpost)- Askari ka tirsan Ciidanka Booliska ee magaalada Burco oo warbaahinta cabasho ugu gudbiyey madaxweynaha Somaliland, ayaa caawa loo dhaadhiyey xabsiga Dhexe ee...

Waa Kuma Raysal-wasaare Recep Tayyip Erdogan, Hoggaamiyaha ugu dhiirran Dunida Islaamka?

Magaciisaoo buuxaa waa Recep Tayyip Ahmet Erdogan. Wuxuu dhashay sannadkii 1954-kii. Wuxuu ku dhashay deegaanka la yidhaa Kasimpasa oo jaar la ah caasimada Istanbul....

Mucaaradka Somaliland oo Go’aan Midaysan ka Qaatay Doorasho Xilligeeda ku qabsoonta iyo Muddo-kordhin loo sameeyo Xukuumadda Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID, WADDANI iyo Siyaasiyiinta ku bohoobay Madasha Wada-tashiga ee Somaliland, ayaa maanta heshiis saddex geesood ah ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img