Xukuumadda Somaliland oo sharraxaad ka bixisay Ciidamo ay samaynayso oo Qaramada Midoobay ka qaylisay iyo Baasaaboor Cusub oo nooca Electronic-ga ah
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sharraxaad ka bixisay, isla markaana ka jawaabtay eedaymo loogu jeediyey abuuritaanka Ciidanka OPU ee ilaalinta Sahaminta iyo Soo-saarista Shidaalka...
Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Geerida Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland oo lagu Aasay magaalada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa ka hadlay shakhsiyadda iyo doorkii uu kul lahaa nabadeynta iyo dhismaha Qaranimada Somaliland Xildhibaan Cali...
Muxuu Wasiir Xirsi kala soo noqday safarka uu ugu maqnaa Dalka Sucuudiga?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wefti uu hoggaaminayo oo todobaaddadii ugu dambeeyey socdaal ugu maqnaa dalka Sucuudiga, ayaa...
Maraykanka iyo Israa’iil oo dib u Bilaabay Duqeymaha Gaza iyo Woqooyiga Ciraaq
Gaza/Irbil (SLpost)- Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil, ayaa mar kale weerar cirka ah ku qaaday magaaladda Qaza ka dib markii uu burburay heshiis xabbad-joojin ah...
Guddoomiye Cirro oo kulan la yeeshay Wefti ka socda hay’adaha aan Dawliga ahayn ee dalka Sweden
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan la yeeshay weftiga balaadhan oo...
Bandhigga todobaad ee Buugaagta iyo Xarunta Dhaqanka Hargeysa oo Munaasibado isku lammaan kagu Daah-furay (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Carwada todobaad ee buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa ay ku lammaan tahay ibo-furka Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, ayaa si wada-jir ah loogu...
Cabdi-weli: Nabad ku sii hoyo – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
“Aqoonyahan gu’giisiyo, Garaadkiisa hurayow, Danta waad gufaysoo, Dadka waad gunnaysoo, Dalka waad u gubatoo, Sidaad tahay gudgude roob, Wada gaadhay uunkoo, Xilkii guudka sare iyo, Garbahaaga saarnaa, Si’ san baad u gudatoo, Gees qudh...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

