Marxuun C.Weli Faarax Jaambiir Suxufi,Dhaxal Fiican uga Tagay Ummadiisa. Qallinkii Yuusuf Maxamed Ismaaciil
Nooleba Waa Dhinte,Qofkastaana Maalin ayuu Kaban doonaa Koobka Geerida Waana Cibro iyo Wax ku qaadasho la inaga doonayo inaynu maanka ku hayno,Sidoo kale Waa...
Wasiir Samaale oo Markii u horeysay Intii uu Xukuumadda ka tirsanaa Luuqad Qallafsan kula hadlay Axsaabta Mucaaradka iyo Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa tan iyo intii uu xilka wasaaraddaas hayay markii u horreysay si adag uga...
Golaha Wasiirrada Somaliland oo Shir aan Caadi ka yeeshay Dhawaaq ka soo yeedhay Mucaaradka oo jiif iyo joogba u diiday
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somlailand, ayaa maanta Fadhi aan Caadi ahayn oo uu shir-guddoonayey Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ku yeeshay xarunta madaxtooyada,...
Muuse Biixi oo Daboolka ka Qaaday Sir ay Madaxweyne Siilaanyo isku ogaayeen oo Midkoodba midka kale uga shakiyey inuu kashifay
Hargeysa (SLpst)- Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa fashiliyey Sir ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Isagu, isla markaana ku saabsan qorshaynta...
Qoyska Marxuum Ruqiya Siciid Ayaanle oo Mid ka mid ah Qareennada dalka ku eedeeyey inuu Dibin-daabyo ku Hayo Xukunkii lagu Riday Dadkii Dilkeeda ka...
- Hay’ado si dadban u soo faro-gelinaya Wejiga labaad ee Racfaanka dadkii loo haystay Kiiskii Marxuumad Raaqiya oo Maxkamadda Gobolka Hargeysa Dil ku xukuntay...
Muxuu Fu’aad Aadan Cadde ka yidhi Inuu U Goostay Maamul-goboleedka Puntland?
Hargeysa (SLpost)- La taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha gobolada Bari Fu’aad Aadan Cadde, ayaa ka hadlay warar lagu sheegay in uu ka daba-tagay Wasiirkii...
Shacbiga JSL Qarannimo Kuma Doorsan Karaan Qolonnimo!!
Shacbiga JSL waxay marxalado iyo duruufo aad u adag u soo mareen si ay u xaqiijiyaan jiritaanka Qaranka Jam. Somaliland ee maanta taagan, taasoo guushiisii, gobannimadiisii, dawladnimadiisii iyo dheeftiisiiba maanta la wada hadhsanayo. Dhinaca kale, Ummadda karaamada leh ee Jam. Somaliland waxay maraxalado adag iyo waaye aad u qallafsanbakaga soo gudbeen waa nabad jacaylka, wada tashiga, isku-tanaasulka, is-qadarinta, qarannimada iyo danta guud ee ummadda oo loo tudho iyo cadowga JSL oo meel looga soo wada jeesto. Waa dhaqan suuban iyo tilmaamo togan oo Ummada JSL ay leeyihiin, taasoo lagaga dir-sooco ummadaha kale ee Gobolka geeska Afrika ku nool.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

