Monthly Archives: August, 2014

spot_imgspot_img

XAGLA TOOSIYE: “Cali Khaliif iyo inta kale haddii ay Daacad ka tahay inay danta Dadka ka shaqeeyaan Waanu soo dhawaynaynaa…”

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed-Kaar (Xagla-toosiye), ayaa shacbiga ku noo gobollada Bariga Somaliland gaar ahaan Sool, Buuhoodle iyo Xalin...

Dawladda Denmark oo Madaxweyne Siilaanyo si adag ugala hadashay hirgelinta diiwaangelinta, doorasho aan dib-u-dhac ku iman iyo dhawrista Xorriyatul-Qawlka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta dawladda Denmark Mogens Jensen, ayaa faahfaahin ka bixiyey qodobbo xasaasi ah oo ay isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa...

Soohdimaha ay Somaliland la wadaagto Waddamada Jabuuti iyo Itoobiya oo Dib loo furay

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta si rasmi ah dib loogu furay Soohdinta u dhaxaysa Somaliland iyo dalka Itoobiya oo dhowrkii todobaad ee u dambeeyey u...

Dhuxulow Kulmiye Waa Laga Dareeray Ee Ma Shadaadiin Baa Xukuumada U Codaynaysa? Mise Doorashada Waynu Boobnaa ?‏

Guud ahaan waxaan salaamayaa bulshada Sharafta Badan ee Reer Somaliland meel kastoo ay Aduunka ka joogaan, marka xiga waxaan jeclahay in aan inyar wax...

Xisbiga Waddani Oo Xukuumadda Eedayn ugu jeediyey Dayacaadda Siyaasiyiinta Gobollada Sool iyo Sanaag Bari, Doorkeeda Qabyaaladda iyo Baylahda Soohdimaha Dalka ee Xidhan

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa si adag ugu dhaliilay Xukuumada uu Hogaamiyo Madexweyne Siilaanyo Arimo door ah oo ay hordhac...

Natiijada Kulan Magaalada Hargeysa ku dhexmaray Dawladaha Somaliland iyo Denmark

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa kulan albaabadu u xidhan yihiin kula qaatay Wefti ka socda dawladda Denmark...

Dawladda Somaliland oo Maanta dalkeeda ka Mastaafurisay Nin Qaba Cudur Halis ah oo Hargeysa lagu qabtay

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland, ayaa Arbacada Maanta dalkeeda ka mastaafurinaysa Nin qaba mid ka mid ah Cudurrada halista ah oo lagu qabtay magaalada Hargeysa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img