HomeGolaha Wasiirrada Somaliland oo Shir aan Caadi ka yeeshay Dhawaaq ka soo...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo Shir aan Caadi ka yeeshay Dhawaaq ka soo yeedhay Mucaaradka oo jiif iyo joogba u diiday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somlailand, ayaa maanta Fadhi aan Caadi ahayn oo uu shir-guddoonayey Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ku yeeshay xarunta madaxtooyada, kaas oo lagaga dooday isla markaana lagu ansixiyey mid ka mid ah tiirarka aasaaska u ah diyaar-garowga doorashooyinka madaxtooyada oo la filayo inay dalka ka qabsoonto badhtamaha sannadka soo socda.

Golaha_Wasiirada_Fadhiga ay Golaha Wasiirrad maanta isugu yimaadden, ayaa lagaga dooday isla markaana lagu meel-mariyey Xeerka Diiwaangelinta Muwaadinka iyo Codbixiyeyaasha, kaas oo ay golaha Wasiirrada horkeenneen guddi Wasiirro ah oo loo xil-saaray diyaarinta Xeerka iyo Garyaqaanka Guud ee Qaranka.

Shirka ay golaha Xukuumaddu isugu yimaaddeen, ayaa jawaab deg-deg ah u noqonayso baaq ka soo yeedhay axsaabta mucaaradka ah oo todobaadkan si wada-jir ah u saxeexay Heshiis dhigaya in dalka laga hirgeliyo xukuumad ku-meel-gaadh ah haddii xukuumadda Kulmiye ku guul-darraystay inay doorashooyinka ku qabato xilligeeda, kaas oo fadhi iyo sare-joogba u diiday xukuumadda iyo xisbigooda oo maalintii xigtay jawaab ka bixiyey dhawaaqa mucaaradka.

HALKAN KA DHEGAYSO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories