Wasiirka Cukuse oo Si Qaawan u Weeraray Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo axsaabta mucaaradku Xukuumadda uu ka...
Nuxurka Kulan muhiima oo dhex-maray Madaxweyne Obama iyo 500 oo ka tirsan Dhalinyarada Hoggaanka Mustaqbalka ee Afrika
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, ayaa magaalada Washington ee xarunta dalkiisa kula kulmay maalintii Isniintii ee toddobaadkan in ka badan 500 oo dhalinyaro...
Xiddigaha Geesku Waxay Qaranka u Qabteen ayaa ka Qara-weyn Qaladkay Galeen!
Dhallinyarada Xiddigaha Geesku waa Astaan Qaran waana Hadafka iyo Himilada Ummadeenna. Waa Midhihii iyo Maxsuulkii Dad iyo Dal iyagu isu tashaday oo guntiga u...
DAAWO: Filim ay jilayaan Wariyeyaasha Caanka ee Cawke iyo Hereri oo Arrimo Xaasaasi ah laga metelay (TRAILER)
Waa Filim La magac-baxay QAB iyo IIL oo ay jilayaan Wariyeyaasha Caanka ee Axmed Xasan Cawke iyo Cabdisalaan Hereri oo Diiradda lagu saaray Arrimo...
Mudane, Siilaanyo yaa cafiska ka codsanaya ee uu ka cabanayaa? – Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Waxsay tahay caawa, Calaacali maayo, Hal baa curanaysa, Ufaa caranaysa, Malaa cir da’aaya, U sii ah calaamad, Ciyowga higgooday, Wuxuu ka cif leeyay, Colaad ka horreysa, Cagaar hiri doona Hashii Cosob, Gaarriye, 1980kii 31/7/2014ka, Hargeysa, Waa...
Xubno Hordhac u ah Wefti Ballaadhan oo Dawladda Sweden Metelaya oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxawayne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland ahna ku simaha Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti...
Xisbi ka Dhisan Ingiriiska oo gabadh Somalilander ah u doortay Beddelka Xildhibaan Ka soo Horjeestay Go’aan Golaha Deegaanka Bristol ku Aqoonsadeen Madax-bannaanida Somaliland
London (SLpost)- Xildhibaan Jon Rogers oo hoggaaminayey xildhibaanno tiro yar oo ka soo horjeestay go’aan ay golaha deegaanka Bristol ku taageereen qadiyadda madax-bannaanida Somaliland,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

