Marakaykanka oo Xoojiyey Ammaanka Diyaaradaha Sida Tooska ah uga yimaadda Qaaradda Yurub iyo Sababaha Keenay
London (SLpost)- Waxa la adkeeyey ammaanka duullimaadyada diyaaradaha u socdaalaya Dalka Maraykanka ee Madaarrada qaar ka mid ah waddamada Qaaradda Yurub. Tallaadabada lagu xoojinayo ammaanka...
Maxaynu Askar U Noqon Weynay?! – W/Q: Khadar Gureyte
Waa Mawduuc Tusaalooyinka iyo tilaamaha tolmoon ee ay walaalahayga iiga horeeyey mawduucan Maxaynu Askar U Noqonweynay ay ka bixiyeen ay ahaayeen kuwo ku salaysnaa...
Dalka Iran oo Ku biiray Waddamada Diyaaradaha Dagaalka ugu Deeqay CIRAAQ
Baqdaad (SLpost)- Dawladda Iran, ayaa dalka Ciraaq ku wareejisay diyaaradaha Dagaalka noocya loo yaqaanno Sukhoi Su-25 si ay isaga caabbiyaan xoogagga Mucaaradka ah ee...
Waddan Muslimiinta ku Dhaqan Qaybo ka mid ah laga mamnuucay Gudashada Waajibaadka SOONKA ee Bisha Ramadan (SAWIRRO)
Kashgar (SLpost)- Qaybo ka mid ah hay’adaha Dawladda ee ka hawl-gala gobolka Xinjiang ee Galbeedka dalka Shiinaha, ayaa shaqaalaha Muslimiinta ee ka shaqeeya ka...
Muusow Guuli Kuu Dhawaydaa? W/Q: Abdifatah Sh.Nuux Jaamac (Suldaanka)
Mararka qaarkood go’aan qaadashadu waa tiir ka mid ah tiirarka ay noloshu ku dhisantahay kuwa ugu muhiimsan, inaad go’aan qaadato, oo aad ilaahay talo...
Khilaaf Dhinaca Dhulka oo u dhexeeyay degmooyinka Hargeysa iyo Sallaxley oo Xal laga soo Saaray
Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka waaxda Maamulka gobollada iyo degmooyinka ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Md Cismaan Garaad Soofe, ayaa maanta soo saaray go’aan lagu xalliyey...
DAAWO: Telefishanka ugu caansan Yemen oo Barnaamij ka diyaariyey Hargeysa, Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Telefishanka SHEBAAB oo ka mid ah telefishannada ugu caansan dalka Yemen, ayaa barnaamij ka diyaariyey horumarka Somaliland, iyada oo wariyeyaal ka socday...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

