Home“Maxaynu Askar U Noqon Waynay”?! - W/Q Mohamed Yousof Bakayle

“Maxaynu Askar U Noqon Waynay”?! – W/Q Mohamed Yousof Bakayle

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waa Dood furan ama Dood-wadaag  uu Curiyey Weriye Khadar Nuux Yoonis oo ka hadlaysay waayaha ay maanta marayso Saxaafadda Somaliland iyo ku-shaqaysiga Mihnaddeeda, isla markaana ay ka qayb-qaadanayaan Suxufiyiinta kala ah Maxamed Jaamac Koronto iyo Cumar Seerbiya, waxaanay la magac-baxday ama Ciwaankeedu yahay ‘MAXAYNU ASKAR U NOQON WAYNAY?’

“Maxaynu Askar U Noqon Waynay”?! – W/Q Mohamed Yousof Bakayle

bakayleWaxan doonaya inaan Wax xooga ku darsado qoraalada suuban iyo hadaladda bilaa xiqdiga iyo xumaanta ah, dood wadaaga haldoorka iyo migaha saxaadda Ee qormadda xiisaha leh Ee “Maxaynu Askar U Noqon Waynay”?!

Waxana IDHI

Inbadan oo kuwaas kamid ah Sidaan qabo Waa baadi doon Aduun (LACAG) balse maxay askar unoqon wayeen Si ay lacagtaas uhelaan? Waa Isweydiin

CUMAR SEERBIYA Mahad Iyo Tixgelini :- isaga ayaa qeexay Sida cid waliba camalkeeda uga feejigan tahay Dad canjilaa.

Waayahaygi Da’yarnimo waxan higsan jiray sida ay wax utebinayaan kuwa aan ka maqlo idaacadaha anoo miyiga joogo iyo magaaladaba Inaan aniguna maruun sidaa u hadlo.

HADDABA Hadlay ee halkaan ka hadlay tolow Maxaanse ku hadlay ?

Waa’aya arag inaad wax ka dhegaystaa waa dariiqa qudha ee guusha sebenkaygi inaan mihnaddan kusoo biri wuxu ku beegmay mid adag oo Dadku ka wada siman yahay inta aan qaban karo waxan aan tebin karo iyo qalabka aan sitoba wa suqaa aad sariibada moodo wa wada shaqa tag waa wada Suxufi dadku, qof iyo calafkii.

Waagu marki qalalac yidhaahdo ayuu soo lalan sanayaa Qalabka suuqu so geleya sidii in sariibad lagasoo adeegayo dadka uu ushaqeeyo wuu ku jikaaraya Xogaaga aduunka Ah ee la siiyo waxabad mooda In uu xoolo nool nool saylada Keenay.

Hadu ka waayo siduu rabay ama lagu xisaabtami waayo isaga wuxu doono ayuu qoraya waxana isku deyayaa inuu dhalan rogo warkii ay suura geli wayday in lasoo marti qaado.

Dadku markay ka cawdan caqligiisa Caatada ahi saxiibkay wuxu siinaya caan baad noqotay maantuunba caalamka lagaa bartay iyo cidaasi way kaa biqi doonta.

Mihanadani waxay noqotay suuq wax lagu kala iibsado ninkii doona u isticmaalo faafinta daacayadaha raqiiska ah iyo xumaan ka sheega inbadan dadka aan geyin dulaan iyo weeraro caadifadaysan.

”Nin sheegta in uu mihnadan ka shaqeeyo ayaa igu yidhi saxiibow Tv hebel ayaa ka shaqaysa inta badana reerkiina ayuu aflagaadeeya ee maxad uga tegi wayday niyow ma bila dhiig bad tahay”

Cid walba milgaha sharafta iyo karaamada mihnadeeda way difacata laakin wada Halaqada mihnadan waxay ubaahan tahay Badbaado?

Umad Wada Suxufi Ah?

W/Q Mohamed Yousof Bakayle

Mbakayle@Gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories