Monthly Archives: July, 2014

spot_imgspot_img

Somaliland oo Shaacisay inay Ku Qanacsantahay Go’doonka ay kaga jirto Waddamada Jaarkeeda

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii u horraysay shaacisay inay raalli ka tahay, kuna qanacsan tahay xidhitaanka xuduudaha ay dalalka jaarka la wadaagto,...

Dhegayso: Baraamijka Todobaadka ee Daneeyaha Danta Dadweynaha ee ka baxa Radio Hirad

Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...

Balwad ma leedahay? Haddii aad leedahay, ma isku dayday inaad Iska Joojiso? Walise ma ku Fekertay Fursado aad ku joojin karto Balwadda aad leedahay?

Hargeysa (SLpost)- Inaad si fudud ugu gacan-gasho Barashada Balwaduhu, way fududahay, laakiin sida sheegaan khubarada cilmi-nafsigu, waxa aad u adag in qofku iska daayo...

Maxaynu Askari U Noqon Waynay? By: Abdiwahab Cirro

Marka hore dhamaan bulshada Islaamka ah gaar ahaan Bulshada Somaliland iyo Bahda Saxafada  waxaan leeyahay Ramadaan Kariim, marka xiga waxaan jeclaystay in aan fikir ku...

Maxay Baadhitaanada Bilayska Somaliland Natiijo La’aan Ugu Dhamaadaan Ee Ka Djibouti Uga Xariifsan Yahay – Qalinkii Axmed Ismaaciil Mooge

Markasta oo dalka Faldambiyeed wayni ka dhaco waxaynu maqalnaa Bilayska ayaa arrintii baadhaya laakiinse marna maynu maqal Natiijo wax-ku ool oo ka soo baxday...

Ramadaanta iyo Ramadkeeda! (4aad) – Diyaarintii: Guuleed Cumar Madar.

Waxa uu ka kooban-yahay sannadku (12) laba iyo toban bilood, bishani waxay ka mid tahay bilaha ugu barakada badan, waxa ayna dheertahay bilaha kale,...

Ujeeddada socdaal aan Hore loo sii Shaacin oo Wasiirka Arrimaha Gudaha, taliyeyaasha Booliska & Sirdoonka ku tageen Dalka Jabuuti

Hargeysa (SLpost)- Wefti culus oo uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Waran-cadde, oo ay xubno ka yihiin Taliyeyaasha Ciidammada Booliska, Sirdoonka iyo Xeer-ilaaliyaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img