HomeQaramada Midoobay Waa Ta Qayrkeed Ka Reebtay Somaliland Ee Wasaarada Duulista Iyo...

Qaramada Midoobay Waa Ta Qayrkeed Ka Reebtay Somaliland Ee Wasaarada Duulista Iyo Hawadu Khalad Ma laha – W/Q: Mawliid Aadan Cumar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Mawliid Aadan Cumar
Mawliid Aadan Cumar

Waxaa Maalmahan warbaahinta dalka ku soo baxayay warar  sheegaya in hay’ada qaramada midoobay u qaabilsan hawadu ay gacanta u galisay dalka somalia maamulka duulimaadyada  hawada somaliland iyo soomaaliyaba labada dalba.

Hadaba ujeedada mawduucan oo ah qoraal uu xisbiga wadani ku cambaareeyey wasaarada duulistu inay lumisay maamulidii hawada somalilad, waxaan leeyahay xisbiga wadani iyo cidkasta oo ilaalinaysa danaha qaranka somaliland , Waxa somaliland qayrkeed ka reebay waa qaramada midoobay ee oo ka hortaagan wixii ay xaqa u lahayd somaliland oo aqoonsi ah.
 Heshiiska hawada ee Somaliland iyo Soomaaliya cida jabisay waa Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Hawada (UNCAO) ee aanay ahayn wasaarada duulista ee somaliland.
Sidaa awgeed waxaan u soo jeedinayaa  Bulshada somaliland iyo Xisbiyada mucaaridka ahba in aynu dhaxdeena keenin arintan ee aynu meel uga soowada jeesano oo si wadajir ah aynu u cambaarayo Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Hawada (UNCAO).

Waxaa muhiim ah in muwaadinkasta oo somalilander ahi ka fikiro sababta qaramad midoobay ay malaayinta dollar ugu bixiso dawlada fadhiidka ah ee soomaaliya ee ay, Muranka iyo hadalka u galinayso isha dhaqaale ee somaliland u bidhiiqday ee ay inooga awdayso.

Hadaba waxaan ku dardaarayaa qof kasta oo somaliland ahi inuu ogaado in aanay qaramada midoobay ina kala xigin.

Waxa qoray Mawliid Aadan Cumar

Hargeysa/Somaliland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories