HomeGuddiga Doorashooyinka oo ka hadlay Diiwaangelin Maanta ka bilaabantay Degmooyin ka tirsan...

Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay Diiwaangelin Maanta ka bilaabantay Degmooyin ka tirsan Gobollada Maroodijeex iyo Awdal

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Afhayeenka Guddida Doorashooyinka
Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyey inay maanta oo Sabti ah ka bilaabeen magaalooyinka Hargeysa iyo Baki diiwaan-gelin tijaabo u ah diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha doorashooyinka, taasoo lagu hubinayo sida ay hawshaasi u qabsoomi karto.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Maxamed Axmed Xirsi (Geelle), oo maanta Warbaahinta kula hadlay xaruntooda Hargeysa, ayaa sheegay inay xarunta Guddigaas ee Hargeysa ugu talo-galeen hal goob oo lagu qabto tijaabadaas oo lagu diiwaangelin doono saddex boqol oo qof oo uu xusay in la doonayo in laba boqol oo qof ay ku celceliyaan is-diiwaangelinta, sababta oo ah waxa uu xusay inay rabaan inay ogaadaan tayada qalabka diiwaangelinta in lagu qabto ku habboon oo ay qalab tijaabo ah hawshaas ku qabanayaan.

DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories