Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

Xisbiga UCID oo Ururradda Caalamiga ah ee Xuquuqal Iinsaanka uga Ashkatooday Tacaddiyo ay ka tirsanayaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa dacwad la xidhiidha tacaddiyo ay ka tirsanayaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo masuul ka tirsan oo laga...

“Madaxweyne, Saxaafadda aad maanta xidh-xidhaysaa, waa kuwii shalay adiga oo gidaarkaas ka qaylinaya…”

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaannada Golaha Wakiillada ugu jira Axsaabta Mucaaradka, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey xad-gudubyo ka dhan masuuliyadda ay qaranka u hayaan ku...

“Hay’adaha ugu sarreeya hadday sharciga raaci waayaan, Sharcigu ma qabanayo Muwaadinka Miskiinka ah iyo Suxufiga Shilinkiisa Raadsanaya”

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaannada Golaha Wakiillada ugu jira Axsaabta Mucaaradka, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey xad-gudubyo ka dhan masuuliyadda ay qaranka u hayaan ku...

Madaxtooyada Somaliland oo lagu eedeeyey inay ka dambayso Xadhigga Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Xisbiga UCID, Marwo Xaliimo Cismaan Raage

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa madaxtooyada Somaliland ku eedeyey inay ka dambaysay Xadhigga lagula Kacay...

Madaxweyne Siilaanyo oo ka dareen-celiyey Go’aanka Muuse Biixi Ugu Tanaasulay Murashaxnimada Madaxweynaha Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in dadka Somaliland yihiin Qaran halgan ku jira, isla markaana waxyaabaha qaar in...

“Hay’adaha Nabad-gelyada ka Shaqeeya iyo Gaalada Wareegaysa Tuulooyinka ee Odayaasheena Dhexmaraya, waa Arrin fool-xumo weyn innagu ah” – WARANCADDE

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md.Cali Maxamed Warancade, ayaa qaar ka mid ah Hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ka shaqeeya ku...

Khabiir sharraxay fursado Dahabi ah oo Dekedda iyo Magaalada Berbera haystaan haddii sida ay tahay looga Faa’iidaysto

LONDON (SLpost)- Khabiir Siyaasadda ganacsiga caalamka falanqeeya, ayaa sheegay in Dekedda Berbera haysato fursad u sahlaysa inay noqoto marinka ganacsiga waddamada Bariga Afrika, maaddaama...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img