Madaxweynaha Jabuuti oo Sharraxay Asbaabaha U Suurta-geliyey Horumarka iyo Fursadaha Maal-gashi ee Dalkiisu Helay
Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele, ayaa ka hadlay fursadaha dalkiisa u saamaxay horumarka uu gaadhay iyo helitaanka maal-gashi caalami ah oo...
Raysal-wasaaraha Britain oo soo bandhigay Sababihii ku Dhaliyey Go’aanka ay Dalkooda kaga mamnuuceen Isticmaalka Jaadka
London (SLpost)- Raysal-wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa go'aanka xukuumaddiisu ku mamnuucday Jaadka ku sababeeyey markii ay ogaadeen kala badh Soomaalida ku nool dalkaasi inay...
Somaliland: Hindise Ardayda Dugsiyada Culuumta looga dhigayo Isku Xidhka Casriga ee Technogiyadda oo lagu guulaystay – WARBIXIN
Jamhuuriyadda Somaliland oo 23-kii sannadood ee u dambeeyay ku naaloonaysa nabadgelyo iyo xasillooni cid kastaa isku haleyn karto, ayaa waxa ka socda horumar ballaadhan...
Nin hore loogu xaman jiray in uu Somalia taagero oo boodhka hoteelkiisa ku xardhay calanka Somaliya
Bulshada reer Somaliland ee ku nool dalka Qatar ayaa si wayn uga cadhooday hotel laga cuntayn jiray oo uu leeyahay muwaadin u dhashay dalka...
Warbixin: Waxa aanu Xabsiga Ugu Tagnay Taageerayaashii Muuse Biixi, Carruur iyo Dulmanayaal!
Waxa ay ahayd 10:30 arooryo, maalinnimadii Axadda, sooyaalku waxa uu ahaa 22kii Juun sannadka 2014ka markii uu aanu tagnay Saldhigga Dhexe ee Caasimadda Hargeysa...
Xukuumadda Somaliland oo Markii u horreysay ka Hadashay Xidhitaanka Xuduudka Jabuuti iyo Isbeddel ballaadhan oo lagu sameeyey isu-gudubka Shacabka Labada Waddan
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa tafaasiil ka bixiyey wax-ka-beddel iyo xoojin dhinaca amniga ah oo lagu sameeyey isu-socodka gaadiidka isaga goosha Somaliland iyo Jamhuuriyadda...
Nin Baraha Internetka ku Aflagaaddeeyey Caalim Caan ah oo Maxkamadi ku ridday Xukun Sannado ah
Ankara (SLpost)- Maxkamad ku taal dalka Turkiga ayaa xukun xabsi ah ku riddey nin qoraal aflagaaddo ah oo uu ku baahiyey Baraha Internetka ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

