Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

Ujeeddada Socdaal ay Hargeysa ku joogaan Wefti Wasiirro ah oo Ka socda Maamul-goboleedka Koonfur-Galbeed Soomaliya

Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socda Maamul-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya ee xaruntiisu tahay magaalo-madaxda gobolka Bay ee Baydhabo ee dalka Soomalaiya, ayaa booqasho ku yimi Caasimadda...

TALEEX: Malleeshiyo-bileedkii ugu tira-badnaa oo Ciidanka lagu Qarameeyey iyo Mashaariic Horumarineed oo Weftiga Xukuumaddu ula tagay (DAAWO SAWIRRO)

TALEEX (SLpost)- Wefti ka kooban Wasiirro Xukuumadda ka tirsan, Xildhibaano Goleyaasha Qaranka ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Madaxtooyad Somaliland oo socdaal ku tagay magaalada...

Qodobbo ka soo Baxay Shir Beesha Makaahiil Isaxaaq ku Qabsatay Woqooyiga Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Shirka DAWO iyo DAREEN oo mid ka mid ah beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa (Makaahiil Isaxaaq/Sacad Muuse) ugu qabsoomay duleedka caasimadda, ayaa...

Cali Guray oo Hees Digasho iyo Hogo-tusaaleyn Xambaarsan kaga dareen-celiyey Xukunka lagu Riday Haatuf iyo Masuuliyiintiisa

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf, ayaa weedho xambaarsan wiirsi iyo wadhida kaa raacday xejiso kaga dareen-celiyey xukunka...

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo xukuumadda ku eedyey inay ku fashilantay ilaalinta Xoriyatul-qawlka iyo Siyaasadda Arrimaha Dibadda

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku fashilantay ilaalinta Xoriyatul-qawlka...

Ururrada Xuquuqal Iinsaanka iyo Saxaafadda oo si Adag u cambaareyey Xukunka lagu Riday Wargeyska Mulkiilaha iyo Tifaftiraha Wargeyska Haatuf

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ayaa maanta ku xukuntay Guddoomiyihii Wargeysyada Haatuf iyo Somaliland Times Yuusuf Cabdi Gaboobe saddex sano oo Xabsi ah, halka...

Laba-kaclaynta Khilaafka KULMIYE, dib-u-dhigista Shirka Golaha dhexe ee Xisbigaas iyo Dedaalladii dejinta Xaraaradda Muuse

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu ka kacay kulan ay wada-yeesheen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img