BURCO: Ciidamada Ammaanka oo Digniin u jeediyey Shacabka magaalada
Hargeysa (SLpost)- Dadweynaha ku dhaqan Caasimadda gobolka Togdheer ee Burco, ayaa lagu soo rogay amar ka mamnuucaya inay qaadashada Tooreyda ama Mindida la qaado...
Waa Maxay Sababta ay u kala Qaalisan yihiin Qiimaha Jagooyinka iyo Dhismayaasha Xaafadaha Magaalada Hargeysa ? (Warbixin)
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland oo 20-kii sanno ee u dambaysay si xawli ah u sii ballaadhanaysa, wakhtiganna dhismeyaal casri ahi ka...
26-ka Juun: Maalinta Xorriyadda Somaliland – Ahmed Arwo
Waa xuskii 54naad ee maalintii xorriyadda, maalintii gumeysigu ka huleelay dalkeen ka dib qarni uu talo xumo iyo wax qabad la'aan inagu maamulay, inagu...
XORNIMO AAMUS LAGU WAA: Halgankii gobannimo-doonka Jabuuti iyo kaalintii halabuurka
Dagaalkii Labaad ee Dunida ka dhacay wax badan ayuu siyaasaddii caalamka ka beddelay.waddamadii reer YURUB gumaysiga ku haysteen waxay dareemeen saxansaxo xornimo.Horraantii 1950nadii geyigii...
Waaya-arag Wehel Ka Dhigo! WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)
Waxa jirta maahmaah tidhaahda; “Waarimaysid'e war ha kaa hadho.” Waa maahmaah xikmad mug-weyn xanbaarsan oo soo gudbinaysa in qofku u nool yahay in wax...
Maxaa aynu Askari u Noqon Waynay – W/Q: Khadar Nuux Yoonis
Waa shaqo aan xadlahayn oo had iyo jeer waa la socdaa lama nasto,waxa laga shaqeeyaa hadal,aadbaan hadalka u aqaanaa oo waan is daba dhigaa...
Madaxweyne Siilaanyo Muxuu ka yidhi Xuska 54-guurada maalinta Xornimada Somaliland?
- Madaxwaynaha Somaliland waxa uu shacabka Somaliland u jeediyey in ay foojignaan dheeraad ah u yeeshan ilaalinta nabad- galyadooda iyo difaaca qarankooda. Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

