HomeMadaxweynaha Djibouti oo ka Qayb-galay Munaasibad Ballaadhan oo loo sameey Xuska 37-guurada...

Madaxweynaha Djibouti oo ka Qayb-galay Munaasibad Ballaadhan oo loo sameey Xuska 37-guurada Maalinta Xornimada Dalkaas (VIDEO + SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Djibouti (SLpost)- Magaalada Jabuuti ee Xarunta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, waxa maanta lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu xusay munaasibadda 37-guurada ka soo wareegtay markii uu dalkaasi Xornimadiisa ka qaatay Guumaystaha Ingiriiska oo ku beegnayd 27 June, 1977-kii.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Marwada Koowaad ee dalkaas Marwo Khadra Maxamuud Xayd, Madaxda kala geddisan ee dalkaas, saraakiil ka socotay ciidamada Shisheeyey ee fadhiisimada ku leh dalkaas iyo dadweyne Tiro badan, ayaa ka qayb-galay munaasibad gaardis ah oo ciidamada kala duwan ee dalkaasi ku soo bandhigeen cududdooda iyo saanaddooda Milatari.

Djibouti Independence Day 2014 (1)Dhinaca kale, Waxa magaalada Hargeysa caawa lagu qabtay munaasibad lagu xusayey maalinta xornimada Jabuuti oo ay soo qaban-qaabiyeen Jaaliydda Jabuuti ee ku dhaqan Somaliland oo kaashanayay HCTV iyo Hotel Crown. Waxaana munaasibaddan ka soo qayb-galay madaxda Xisbiga Qaranka, Siyaasiyiin iyo Fannaaniinta reer Hargeysa qaarkood oo halkaas ka qaaday heeso ay ku soo bandhigeen Qiimaha maalintani ugu fadhido shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti.

DAAWO MUUQAALKA

DAAWO SAWIRRADA

Djibouti Independence Day 2014 (3) Djibouti Independence Day 2014 (4) Djibouti Independence Day 2014 (2) Djibouti Independence Day 2014 (5)

 

SAWIRRADA XUSKA HARGEYSA LAGU QABTAY

DSC00993 DSC00998

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories