Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

Wasiirkii Hore ee Xidhiidhka Goleyaasha oo Dedafeeyey Sababihii uu madaxweyne Siilaanyo Xil-ka-qaadistii u Cuskaday

Boorama (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda xidhiidhka Golayaasha, Tiknoologiyada iyo Cilmibaadhista Md. Aadan Axmed Warsame, ayaa iska fogeeyey sababo Madaxwayne Siilaanyo u cuskaday xil-ka-qaadis...

Hawada iyo Somaliland – W/Q: Eng Abdikarim Daaud

Asalamu Alaykum Dhaman Akhristayaasha Meel Kasta oo Ay Joogaan. Waxaan Halkan Kaga Hadli Doonaa Ama ku Qaadi Dhigi Doonaa Hawada Somaliland, Taas oo aan Ku...

“Waxaanu ugu kala sad-burinaynaa (badinaynaa) siday waddooyinku ugu kala muhiimsan yihiin istaraatajiyadda Dalka iyo…” WASIIRKA Madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inay xukuumad ahaan garab-taagan yihiinn isla markaana ay gacan ka geysanayaan...

Maxaad ka ogtahay Badeecado noocooda Somaliland loo Iib-keeno oo Dheecaan Islaamka Xaaraan ka ah laga helay iyo Waddamada Isticmaalkeeda joojiyey?

Kuala Lumpur (SLpost)- Dalka Malaysiya, ayaa la sheegay inay ka mamnuucday dalkeeda badeecadaha ay soo saarto Shirkad laga leeyahay dalka Ingiriiska oo magaceedu yahay...

Xafladda Furitaanka Garoonka Xawaadle oo sababo aan la Qeexin dib loogu dhigay Muddo 10 Maalmood ah

Hargeysa (SLpost)- Garoonka kubadda Cagta ee ku yaala xaafadda Xawaadle oo ka tirsan Degmada 26 June ee magaalada Hargeysa oo muddooyinkii u dambeeyey dib-u-habayn...

“Ciidamada Somaliland ayaa u suurto-galiyey inay helaan (Jabuuti) magacyada iyo Sawirradda Dadkii wax Qarxiyey” – WASIIRKA KALLUUMAYSIGA SOMALILAND

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland Md Cali Jaamac Badeed oo shalay ka soo laabtay socdaal uu tagay dalka Jabuuti, ayaa...

Dawladda Itoobiya oo Dirqi kaga Badbaadday Duullaan Kooxda Al-Shabaab ku hayso Dalalka iidamadu ka joogaan Soomaaliya

Addis Ababa (SLpost)- Ciidamada Booliska Federaalka iyo kuwa la-dagaalanka Argagaxisada ee Dawladda Itoobiya, ayaa fashiliyey isla markaana gacanta ku dhigayNin Soomaali ah oo damacsanaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img