Home“Waxaanu ugu kala sad-burinaynaa (badinaynaa) siday waddooyinku ugu kala muhiimsan yihiin istaraatajiyadda...

“Waxaanu ugu kala sad-burinaynaa (badinaynaa) siday waddooyinku ugu kala muhiimsan yihiin istaraatajiyadda Dalka iyo…” WASIIRKA Madaxtooyada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inay xukuumad ahaan garab-taagan yihiinn isla markaana ay gacan ka geysanayaan dhismeyaasha waddooyinka dalka, isl amarkaana ay ugu sad-burinayaan sida ay waddooyinkaasi muhiimad ugu kala yihiin istaraatajiyadda dalka.

Md Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu sidaas ka sheegay munaasibad uu lacag Dhan Boqol Kun oo Dollar ku wareejiyey guddiga Dhismaha Waddada Laamiga ah ee isku-xidhaysa magaalooyinka Hargeysa iyo Balligubadle.

Wasiir Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Maareeyaha Wadooyinka oo hoggaaminaya wefti balaadhan oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qoyska iyo Arrimaha bulshada, Xildhibaan Nacnac iyo Xildhibaan Kijaandhe, Gudidada Waddada, ayaa gaadhay goobta ay ka socota dhismaha waddamada Balligubadle.

DHEGAYSO HADALKA WASIIRKA

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories