Home"Ciidamada Somaliland ayaa u suurto-galiyey inay helaan (Jabuuti) magacyada iyo Sawirradda Dadkii...

“Ciidamada Somaliland ayaa u suurto-galiyey inay helaan (Jabuuti) magacyada iyo Sawirradda Dadkii wax Qarxiyey” – WASIIRKA KALLUUMAYSIGA SOMALILAND

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland Md Cali Jaamac Badeed oo shalay ka soo laabtay socdaal uu tagay dalka Jabuuti, ayaa sheegay in Ciidamada Ammaanka Somaliland ka caawiyeen dawladda Jabuuti xogta lagu ogaaday Cidda ay ahaayeen dadkii fuliyey Qaraxyadii bishii hore 24-keedii ka dhacay Hoteel ku yaala magaalada Jabuuti.

Cali Jaamac BuureedWasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland waxa uu sheegay inuu La kulmay reysal-wasaaraha Dalka Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil isla markaana uu gaadhsiiyey tacsi ku aaddan qaraxyada dalkooda laga fuliyey oo uu ka siday Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo, isla markaana ay uga mahad-celiyeen doorkii ciidamada Ammaanka Somaliland ka geysteen helitaanka xogta dadkii fuliyey qaraxyadaas.

DHEGAYSO CODKA WASIIRKA

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories