Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

Maxamed Siciid Atam oo Hoggaamiyaha Al-Shabaab ku eedeeyey inuu Xalaaleystay Dhiigga Muslimiinta, kana hadlay sababaha uu uga diga-rogtay Kooxdiisii hore

Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyaha maleeshiyaadka Kooxda Shabaab ee ku sugan buuralayda Galgala ee maamul-goboleedka Puntland, Maxamed Saciid Atam, ayaa shaaca ka qaaday inuu ka baxay...

Hanka iyo Hoggaaminta Muuse Biixi iyo kala Hayaanka KULMIYE! – W/Q: Eng Hussein Adan Igeh | (Qayb. 2-aad)

1. Hanka Muj. Muuse Biixi: Muuse Biixi Cabdi waa Siyaasi ay bulshada JSL badankoodu wada yaqaannaan. Waa nin leh Han, Hammi iyo Damac siyaasadeed oo...

Maxay Siilaanyo iyo Muuse Biixi ka yidhaahdeen Go’aanka Ergada Guurtidu ku Dhex-dhexaadisay Khilaafka xisbiga Kulmiye?

Hargeysa (SLpost)- Ergada Guurtida ee isu-xilqaantay Deminta kilaafka Xisbiga Kulmiye, ayaa maanta go’aamo lagu xalinayo is-maandhaafka Xisbiga ka hor-akhriyey madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiyaha xisbiga...

DHEGAYSO: Ergada Guurtida ee Dhex-dhexaadinta Kulmiye oo Go’aamo ka soo saaray Khilaaf kala irdheeyey Labada Garab ee Xisbiga

Hargeysa (SLpost)- Ergada Guurtida ee isu-xilqaantay dhex-dhexaadinta khilaafka Kulmiye oo maalmihii u dambeeyey kulamo ay arrimahooda kaga dhegaysanayeen la yeeshay garabyada isku-haya Xisbiga, ayaa...

DHEGAYSO: Garabyada Isku-haya Xisbiga KULMIYE oo Foodda Isku-daray Dood Xaasaasi ah oo bedka soo Dhigtay Sida Arrinkoodu weli KAAF IYO KALA-DHEERI u yahay

Hargeysa (SLpost)- Labada Garab ee xisbiga Kulmiye u kala falliidhmay ee ay kala hoggaaminayaan Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Biixi, ayaa maanta foodda isku daray...

“Nin geeliisa la dhacay ma jiro, waxa laysku haystaa [KULMIYE] Shantaa Boqol ee Shilin ee Islaanta tamaandhada iibinaysa iyo agoonta laga ururinayo”- Sh. Aadan-Siiro...

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa ergada Guurtida ee Isu-xil-qaantay dhex-dhexaadinta khilaafka...

Dhegayso: Baraamijka Todobaadka ee Daneeyaha Dantada Dadweynaha ee ka baxa Radio Hirad

Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img