Su’aalo la iska weydiiyey Socdaal si qarsoodiya Madaxweyne Geelle ugu Baxay Faransiiska oo jawaabo loo helay iyo Jabuuti oo Dhoofasanaysa Kheyraadka Badda Somaliland
Djibouti (SLpost)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa shaaca ka qaadday inay diyaar u tahay xidhiidh dhinaca Kheyraadka Badda ah oo dhexmara Somaliland, isla markaana ay...
“Dahabshiil wuxuu ka mid yahay shirkadaha safka hore kaga jira u adeegista bulshada, u samafalka shacabka iyo gurmadka hawlaha qaranka” – MUUSE BIIXI
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa shirkadda Dahabshiil ku sifeeyey inay kaalinta hore kaga jirto u adeegista...
Xukuumadda Somaliland oo jawaab cad ka bixisay Baaq ka soo yeedhay Maraykanka iyo Midowga Yurub
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab waafi ah ka bixisay dhawaaq ka soo yeedhay Midowga Yurub iyo Maraykanka, kuwaas oo ku baaqay inay Somaliland...
Qaybo ka Mid ah Badweynta Taariikh-nololeedkii Saaxiibkeen MM. Kastan – W/Q: Cabdirashiid Cali Sheekh – QAYBTA 2AAD
Waxa uu ahaa nin aan dadka iska sarraysiin oo intii badnayd noloshiisa la soo qaatay qaybaha bulshada dabaqadaha hoose, sidoo kalena aan qiimayn hantida...
Ujeeddada Kulan Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Burco uga Furay Badhasaabbada iyo Madax-dhaqameedka Shan Gobol
Burco (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde,ayaa Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco ka furay kulan ballaadhan oo lagu xoojinayay ammaanka...
Somaliland
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Shaacisay bilowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare oo sannadkan Wax-ka-beddel lagu Sameeyey
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in imitixaanaadka shahaadiga ah ee fasallada 8aad ee dugsiyada Dhexe iyo...
Wefti Wasiirro ah oo Kormeer ku tagay Gobolka Salal oo Laga hirgelinayo Waddamo laami ah oo ku xidhaysa dalka Jabuuti (DAAWO)
Saylac (SLpost)- Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo Jimcihii u kicitimay waddanka Jabuuti, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Saylac ee xarunta gobolka Selel, kuwaasoo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

