Maraykanka oo Mar kale Ciidamo Dheeraad ah u diraya Waddanka Ciraaq
Washington (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Barrack Obama, ayaa shaaca ka qaaday inuu mar kale ciidamo u dirayo Dalka Ciraaq oo xaalado ammaan-darro iyo qul-qulatooyin ka...
Hargeysa: Diiwaangelinta Madax-taabasho ah oo lagu Samaynayo Mihnadleyaasha Ku Shaqaysta Xirfadda Caafimaadka
Hargeysa (SLpost)- Guddida heer qaran ee mihnadlayaasha Caafimaadka Somaliland, ayaa sheegay inay si rasmi ah degaannada Gobolka Maroodi-jeex uga bilaabayaan diwaangelinta xirfadlayaasha caafimaadka berri...
A moment of Truth based on Evidences – By Ismail Yusuf
European interest in Somalia develops after 1839, when the British begin to use Aden, on the south coast of Arabia, as a coaling station...
Masuuliyiinta Qaranka oo Farriin u diray Beesha Caalamka, Meel adagna Iska taagay Sugitaanka Xuduudaha iyo Qaddiyadda Madax-bannaanida Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxweyne ku-xigeenka Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan Shir-guddoonnada Baarlamaanka, Madaxda Xisbiga...
Mac-hadka Faafinta Islaamka oo Kulan Wacyi-gelin ah u Qabtay Ardayda Dugsiga Aljiil Aljaliil
Hargeysa (SLpost)- Mac-hadka Faafinta Islaamka ee ka hawl-gala Somaliland, ayaa kulan-diimeed wacyi-gelin ah qabtay ardayda Dugsiga Aljiil Aljadiid ee Magaalada Hargeysa. Kulan diimeedka oo ka...
Wasaaradda Duulista Hawada oo Iska Fogeysay Wax Heshiis oo Dhexmaray Shirkad laga leeyahay dalka Maraykanka oo Xisbiga UCID dhaliilo ka iftiimiyey
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland, ayaa iska fogeysay inay wax heshiis ah la gashay Shirkad lagu Magacaabo ATA Airlines oo la sheegay...
Nuxurka Kulan Saddex-geesood ah oo magaalada Jabuuti ku Dhexmaray Dalalka Somaliland, Djibouti iyo Turkey
Djibouti (SLpost)- Wasiirro ka socda Xukuumadda Somaliland, ayaa magaalada Jabuuti kulamo kala duwan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkaas iyo Safiirka dawladda Turkiga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

