Home“Dahabshiil wuxuu ka mid yahay shirkadaha safka hore kaga jira u adeegista...

“Dahabshiil wuxuu ka mid yahay shirkadaha safka hore kaga jira u adeegista bulshada, u samafalka shacabka iyo gurmadka hawlaha qaranka” – MUUSE BIIXI

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa shirkadda Dahabshiil ku sifeeyey inay kaalinta hore kaga jirto u adeegista iyo Sama-falka Shacabka isla markaana aanay geyin aflagaaddo meel looga dhaco Xuquuqda Dastuurkeedu jideeyey ee ganacsiga Xorta ah.

muuse biixiGuddoomiye Muuse Biixi oo daba-socda hadal dhawaan ka soo yeedhay xubin ka mid ah qurbejoogga Beesha uu ka soo jeedo Guddoomiyaha Kulmiye, waxa uu raalli-gelin ka bixiyey waxa uu ku tilmaamay hadal deel-qaaf ah oo lagu weeraray Shirkadda Dahabshiil.

Muuse Biixi Cabdi waxa uu sidaas ku sheegay, warsaxaafadeed uu maanta soo saaray, kaas oo u dhignaa sidan: “Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi wuxuu ka raaligalinayaa shirkadda Dahab-shiil hadal gaf ah oo ka soo yeedhay xubin ka tirsan xubnaha qurba-joogga xisbiga Kulmiye.

Dahabshiil wuxuu ka mid yahay shirkadaha safka hore kaga jira u adeegista bulshada, u samafalka shacabka iyo gurmadka hawlaha qaranka.

Sidaa daraadeed Dahabshiil iyo shirkadaha kalaba ma gayaan in lagu yidhaa waxaan qabanin. Sida Dastuurkeenu qorayo waxaynu leenahay ganacsi xor ah, oo dalka oo dhan u adeega.

Mar kale waxaanu kaa raaligalinaynaa guud ahaan ganacsatada wixii duulduul ka soo gaadha hadalada siyaasadda.”

Raalli-gelinta Guddoomiye Muuse Biixi, ayaa ka dambaysay hadal uu mid ka mid ah Qurbejoogga xisbigu ka sheegay xaflad lagu qaaddacay go’aamadii Golaha Guurtidu ku soo af-jartay Khilaafkii Kulmiye oo Hargeysa ku qabsoomay todobaadkan, kaas oo Qurbejeegga beelaha Subeer Awal ugu baaqay in ay joojiyaan isticmaalka xawilaadda lacagaha ee shirkadda Dahabshiil.

 

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories