Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Xukun Dil ah Ku Xukuntay 4-Qof Oo Ah edaysanayaashii Loo Haystay Gabadhii Maydkeeda Godka Lagu Aasay

Hargeysa (SLPOST) Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa maanta xukun ku riday gabadhii dishay marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo Muddo laba bilood ka hor ah...

12-sano ka hor Maanta oo kale iyo Jewigii Naxdinta lahaa ee Somaliland hadheeyey

Maanta oo ay taariikhdu tahay 3-da bisha May ee sannadka 2014-ka, waxay ku beegan tahay sannad-guurada 12-aad ee ka soo wareegtay Allaah ha u...

In ka Badan 1000 Tahriibayaal ah oo todobaadkan Gaadhay Dalka Talyaaniga

Rome (SLpost)- Laba doonyood oo ay saarnaayeen 690 qof oo magangelyo-doon ah, ayaa gaadhey dalka Talyaaniga Ilaa iyo khamiistii Ina Dhaaftay sida ay qoreen...

Madaxweyne Siilaanyo oo Saqdii Dhexe ee Caawa Isku-shaandhayn Sameeyey, Tirada Seeftu jiidhay, Xubnaha Cusub iyo inta la beddelay

 Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreetooyin kala duwan oo uu caawa soo saaray xil-ka-qaadis, isku-beddel iyo magacaabis ku sameeyey...

Wasiirkii hore ee Xannaanada Xoolaha oo loo magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Mihnadleyaasha Caafimaadka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo, ayaa guddoomiye iyo ku-xigeen cusub u magacaabay guddiga mihnadleyaasha Caafimaadka ee Qaranka, sida lagu sheegay war-saxaafadeed caawa...

Madaxweyne Siilaanyo oo Baadhasaabbo Cusub u magacaabay Gobollada Gabiley, Saaxil, Sanaag iyo Wasiir ku-xigeenka Amniga

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa badhasaabbo cusub u magacaabay gobollada Saaxil, Sanaag iyo Gabiley oo masuuliyiintii xilalka ka haystay...

DEG-DEG: Madaxweyne Siilaanyo oo Xil ka qaadis ku sameeyey Wasiir ku-xigeenka Amniga, Badhasaabka Gabiley, Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada iyo Agaasimihii Guud ee Warfaafinta

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu Digreeto Madaxweyne oo sumadeedu tahay, JSL/M/XILQ/249/1-2455/052014 xilalkii ay hayeen uu kaga qaaday Wasiir...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img