Maayarka Tuulo ku taala Soomaaliya iyo Odayaal uu watay oo Baadhis Caafimaad loogu sameeyey Markab-dagaal Dushii
Nairobi (SLpost)- Markab dagaal oo lagu magacaabo 'Cristóbal Colón' (F-105) oo laga leeyahay dalka Spain qeybna ka ah hawlgalka la-dagaalanka budhcad-badeedka eek u sugan...
DHEGAYSO: Ujeeddada Kulan Wasiirka Maaliyadda Somaliland la qaatay Guddiga Wershadleyda dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula yeeshay Ururka ay leeyihiin Warshadleyda Somaliland. Kulankan oo ujeeddadiisu dhiirrigelinta Wershadleyda...
Khatarta Somaliland kaga soo fool leh Xannuun Dilaa ah oo ka dilaacay Bariga Dhexe – Warbixin Wariye Maxamed Xarrago
261 qof oo caalamka ku kala nool ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay inay qabaan xanuunka dilaaga ah ee MERS, kuwaasoo 93 ka mid ah dadkaasi...
“Waxaynu nahay qabiillo isu tagay, haddii nin kasta lagu ixtiraami waayo shaqadiisa iyo reerkiisa, waxay noqonaynaa in sida Basasha la kala furfurmo”
Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenkii hore ee Waaxda Amniga Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa sababo gaar ah u nisbeeyey inuu xilkiisa ku...
Hambalyo Ku Socota Shirkada Dahabshiil Doorkii Ay Ka Qaadatay Bakhtiinta Labadii Shil Ee Hargaysa Ka Dhacay – W/Q: Cabdiwahaab Aadan Cali
Waxaynu ognahay inay dunida inteeda badan ka dhacaan shilal iyo aafooyin dad samee ah iyo kuwo dabiici ahiba. Aadamaha dunidan ku noolina noolna waxa...
Hadalka Muuse Biixi Laba Wey Garatay, Labana Mey Garan
Mujaahid Muuse Biixi oo dhowaan loo caleemo saaray Guddoomiyonimada xisbi nxaakimka ayaa dorraad ku dhawaaqay arrin inta badani ogeyd, laakiin dadka qaay ay gadaal...
Nuxurka Qodobo Xasaasi Ah Oo Lagaga Hadlay Shir Albaabadu U Xidhnaayeen Oo Ay Hargeysa Ku Yeesheen Madaxdhaqmeedka Iyo Haldoorka Beesha Makaahiil
Kulankan Ayaa Lagu Go’aamiyey In La Go’doomiyo Siyaasiyiinta Beesha Ee Danaha Gaarka Ah Ku Maxaafsada Mar Walba Hargeysa (SLpost)- Waxgaradka, Haldoorka iyo Madaxdhaqmeedka beesha Makaahiil...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

