Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula yeeshay Ururka ay leeyihiin Warshadleyda Somaliland.
Kulankan oo ujeeddadiisu dhiirrigelinta Wershadleyda dalka, dhiirri-gelinta Wax-soo-saarkooda iyo toosinta cashuuraha ku waajibay ee ay bixiyaan, waxa ka qayb-galay xubno ka mid ah hoggaanka Ururka Wershadleyda dalka.
DHEGAYSO
SOMALILANDPOST.NET
