Home“Kalsoonida uu Shacabka ka kasbaday iyo Xaqa Dastuurku siiyey ayaa ku qasbaysa...

“Kalsoonida uu Shacabka ka kasbaday iyo Xaqa Dastuurku siiyey ayaa ku qasbaysa inuu (Siilaanyo) Mar kale hoggaamiyo dalka” – Cukuse

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi-gelinta Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu xisbiga Kulmiye ugu sharraxan yahay doorashada madaxtinimada ee sannadka dambe loo qorsheeyey inay ka qabsoonto.

Cukuse55Wasiir Cabdilaahi Maxamed Daahir oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, waxa uu sheegay inuu madaxweyne Siilaanyo xaq u leeyahay inuu mar kale isu-soo sharraxo xilka madaxtinimada, isaga oo ku dooday in muddadii Afarta sanno ee uu madaxweynuhu xilka hayay uu kalsooni ka kasbaday shacabka.

Hadalka ka soo yeedhay Wasiir Cukuse oo u muuqda farriin madax-tooyadu u soo xambaarisay, ayaa ku soo beegmaya maalmo ka dib dhawaaq ka soo yeedhay guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi, kaas oo uu ku shaaciyey inuu u sharraxan yahay madaxnimada shanta sanno ee soo socda, isal markaana uu madaxweynaha iyo cid kasta oo isa soo sharraxda kula tartamayo gudaha Xisbiga Kulmiye marka la gaadho shirka Golaha Dhexe ee xisbiga oo muddo cayiman aan wali loo qaban.

DHEGAYSO

 

SOMALILANDPOST.NET

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories