HomeNuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Fadhi Wada-jir...

Nuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Fadhi Wada-jir ah oo Goleyaasha Baarlamaanku maanta yeesheen (COD + SAWIRRO)

Date:

Related stories

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Khudbad-sannadeedkiisii Dastuuriga ah (2014) oo uu maanta ka hor-jeediyey fadhi wada-jir ah oo ay labada Gole Baarlamaan ee Guurtida Wakiilladu yeesheen, waxa uu si adag ugu duray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu ku tilmaamay inuu yahay Siyaasadda socod-barad ah, isaga oo waxba kama jiraan ku tilmaamay xidhiidh waraaqo ay is-wedaarsadeen ah oo Xasan Sheekh sheegtay dhexmaray labadooda.

1 (12)Madaxweyne Siilaanyo waxa uu khudbaddiisa oo dheerayd ku soo qaatay waxyaabaha u qabsoomay Xukuumaddiisa, horumarka ay ka samaysay nabadgelyada, dhinacyada adeegyada bulshada ee Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha, Dhaqaalaha, Siyaasadda arrimaha dibedda, arrimaha gudaha, ganacsiga, kordhinta dhaqaalaha dalka, kordhinta Mushahaarooyinka, heshiisyada dhex-maray Soomaaliya iyo Somaliland, heshiisyada Shidaalka, xidhiidhka caalamiga ah iyo qorshayaasha Xukuumadda.

DHEGAYSO KHUDBADDA MADAXWEYNAHA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories