Monthly Archives: April, 2014

spot_imgspot_img

20-Guurada Xasuuqii Rwanda – Warbixin Xiiso Leh

Rwanda (SLPOST) Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Rwanda ayaa dib usoo cusboonaysiiyey sheegashooyin ah in Faransiisku ay door ku lahaayeen xasuuqii dalka Rwanda ka dhacay...

HARGEYSA: Mishiinnada Wakaaladda Korontada oo gebi ahaanba Fadhiistay, Xukuumadda oo Waxba ka Qaban-weyday iyo Talooyin ay soo Jeediyeen Injineerrada Gacanta ku haya Farsamadeeda

Hargeysa (SLpost) Farsamo-yaqaannada Wakaaladda Korontada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday inay fadhiisteen dhammaan mishiinnadii Korontada  shidayey isla markaana aanay jirin wax-qabad iyo taakulo xukuumadda...

Madaxweyne Siilaanyo oo Xuska sannad-guurada 33aad ee Aasaaskii SNM kaga qayb-galay Ballan-qaad uu mar kale u sameeyey Mujaahidiinta iyo Agoomaha Shuhadadii Halgankii Dib-u-xoreynta Dalka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa mar kale ballan-qaaday inay xukuumaddiisu wax u qabanayso Mujaahidiinta SNM iyo Agoomihii ay ka...

“Xisbiga WADDANI waxa uu canbaaraynayaa Damiirka hoggaamineed ee Qasriga Madaxtooyada ee ogolaaday in…”- Axmed Muumin Seed

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa xukuumadda Xisbiga Kulmiye ku dhaliilay inay ka gaabisay masuuliyaddii shacbaku ugu igmaday adeegyada aasaasiga ah ee...

Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo Tafaasiil ka bixiyey Natiijada Shir ay Dawladda Turkigu isku soo hor-fadhiisisay Dhiggooda Somaliya

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiida Cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday in go’aan midaysan laga gaadhay xal-u-helidda...

Guddiga Doorashooyinka oo muddeeyey Qabsoomidda Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha, baaqna u jeediyey Xukuumadda iy Axsaabta Mucaaradka

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa si rasmi ah daboolka uga qaaday inay Bisha Sagaalaad ee sannadkan ay Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha ka bilaabmi doonto dhammaan...

“Haddaanay jirin cid u badheedha oo carqaladaysa, anigu waxaan aaminsanahay doorashadu way qabsoomaysa” Md Cabdiraxmaan Cirro.

LONDON (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sheegay inuu kalsooni ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img