Home"Saaxiibkay Boqor Raabi Waxaan Odhan Lahaa Waar Dadka Aan Ku Garaneyn Anagaa...

“Saaxiibkay Boqor Raabi Waxaan Odhan Lahaa Waar Dadka Aan Ku Garaneyn Anagaa Kuu Gayne Noo Kaaley”Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Hargeysa(SLPOST) Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo maanta Warbaahinta ugu warmaayey Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabay hadalo uu warbaahinta uu ka sheegay Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi taasi oo uu eedaymo ugu soo jeediyey Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeysa,

Sul

Waxaana uu sheegay in hadalada noocaas oo kale ahi ay keeni karaan isku dhac xaga bulshada ah oo ay haboontahay in laga digtoonaado, sida oo kale waxa uu sheegay in hadii uu cid  cabasho uu qabo boqorku in uu u si toosa uu ugu tago cida uu ka cabanayo,suldaan Maxamed Cabdiqaadir waxaa kale oo uu intaas ku daray in uu ka codsanaayo bulshada in aan hadalada noocaas oo kale ah aan dhag loo dhigin.

“..Hadalkii Xalay Tv-ga Ka baxay Waxaad Moodaa Hadal Rabash Iyo Dhibaato ku keenaya wadanka,Laba iyo Toban Sanadood dee Maayarka Caasimada Jiciirbaa haystay,qofku waxa weeye hadii uu cabasho uu leeyahay oo uu wax ka cabnaayo inuu dee qofka uu ka cabanaayo uu is hortaago laakiin in saxaafada cid laga canbaareeyaa waa shay aad iyo aad u fool xun,hadalkaasi waxaa uu keeni karaa isku dhac waxaa kale oo uu keeni karaa dhibaatooyin waaweyn iyo fool xumo soo korodha anigu isagana caayi mayo laakiin dadka reer hargeysa ee sida qaldan wax u fahmi kara waxaan ku guubaabinayaa inaanay arinkaasi salaamu calaykum aanay odhan oo ay dhaga hooda ka dabooshadaan..Markaa saaxiibkay raabina waxaan odhan lahaa Waar dadka aan ku garaneyn anagaa kuu geyne anaga noo kaaley”Ayuu Yidhi Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

 

Somalilandpost-Desk

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories