Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Xuska munaasibadda Maalinta Madax-bannaanida Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Xuska munaasibadda 18-ka May oo...
Guddoomiyaha Kooxda Fanaaniinta ee Xiddigaha Geeska oo Hargeysa lagu xidhay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda uu gadh-wadeenka u yahay= Madaxweyne Silaanyo, oo muddooyinkii u dambeeyay ku mashquushay xadhigga saxaafadda iyo Fannaaniinta, ayaa maanta xabsiga dhigtay Guddoomiyaha...
Hargeysa: Wadaad Xabsiga loo dhigay Geerida Gabadh Bukaan ahayd oo uu Daawaynteeda koronto (Laydh-tiriig) u adeegsaday
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Ammaanka Saldhigga Booliiska Degmada Kood-buur ee magaalada Hargeysa, ayaa gacanta ku dhigay nin lagu magacaabo Sheekh Cabdiraxmaan Xuseen oo la sheegay...
Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Dalka Imaaraadka kaga Qayb-galaya Shir-sannadeedka Dhaqaalaha Dalalka Afrika iyo Khaliijka Carabta
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal-gashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Khaarajiga Maxamed...
Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Suuqa Geliyey Lacago Doollar ah oo lagula Tacaalayo Qiime-bararka Sarrifka lagaha Qalaad
Hargeysa (SLpost)- Baanka Dhexe Ee Somaliland, ayaa Qaaday Tallaabooyin uu kula Dagaalamayo Qiimo korodh ku Yimi Lacagta Dollarka oo ayaamahanba Hargeysa si weyn Looga...
Xisbiyada Mucaaradka iyo Ururrada Xuquuqal-Iinsaanka oo si Adag u Cambaareeyey falalka Cabbudhinta ah ee Xukuumaddu ku hayso Xorriyatul-qawlka Saxaafadda Madaxa-bannaan
Hargeysa (SLpost)- Labada Xisbi Mucaarad ah iyo ururrada Xuquuqal-insaanka, ayaa si xooggan u cambaareeyey tallaabada tallaabada xukuumaddu ku xayirtay xarunta wargeyska Haatuf oo maanta...
Ururka SOLJA Oo Si Adag u Cambaareeyay Tallaabada Ay Xukuumadu kula Wareegtay Xarumaha Wargeysyada HUBAAL iyo Haatuf
“Waxaannu xukuumadda u sheegaynaa in aannu si adag uga soo hor jeedno dhaqankan cabudhinta iyo xoog sheegashada ah Hargeysa (SLPOST)- Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Somaliland ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

