HomeGuddoomiyaha Kooxda Fanaaniinta ee Xiddigaha Geeska oo Hargeysa lagu xidhay

Guddoomiyaha Kooxda Fanaaniinta ee Xiddigaha Geeska oo Hargeysa lagu xidhay

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda uu gadh-wadeenka u yahay= Madaxweyne Silaanyo, oo muddooyinkii u dambeeyay ku mashquushay xadhigga saxaafadda iyo Fannaaniinta, ayaa maanta xabsiga dhigtay Guddoomiyaha Kooxda Xiddigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax).

Xasan_DhuxulGuddoomiyaha Kooxda Xiddigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax), ayaa maanta ka soo degay Madaarka Cigaal Airport ee magaalada Hargeysa  ka dib markii uu ka soo guryo noqday safar qaatay muddo  oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho oo isaga iyo affar xubnood oo kakooxda ka tirsani tegeen.

Lama garanayo ujeedada dhabta ah ee xukuumadda Madaxweyne Silaanyo xadhigga ula miciinsatay fannaanka oo safarkiisu aanu wax siyaasad ah la xidhiidhin, isaguna aanu xil ka hayn dawladda.

Kooxda Xiddigaha Geeska, ayaa dhawaan Martu-qaad ka helay dalka Ustareliya oo shuruud uga dhigay imaatinkooda inay sitaan baasaboorka dawladda la aqoonsanyahay ee Somalia, maaadaama Somaliland aanay aqoonsi ka haysan bulshada caalamka, sidaas darteedna ay affar fannaan oo ka tirsan kooxda iyo Guddoomiyaha Xasan Dhuxul ugu baqoolleen magaalada Muqdisho.

Fanku ma leh xuduud, xadhigna ma gayo fannaanku, fannaanka Soomaaliyeed wuxuu xor u yahay bulshada Soomaaliyeed meelkasta oo ay ku suganyihiin inuu tegi karo.

Xigasho: Berberanews

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories